12.07.2015 Views

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Sida lagu isticmaalay cinwaanka Xogdhowrka Macluumaadka:Burburin micneheedu waa sheyga burburintiisa ama ka qaadka wixii lagu garanlahaa shaqsiga dabadeed si macluumaadku ay noqdaan kuwo aan shaqsi ahaanqofka aan lagu garan.Diiwaannada Wabarasho micnaheedu waa nooca diiwaannada lagu sheegey hoostaqeexitaanka “diiwaannada waxbarasho” ee ku jira 34 CFR Qaybta 99 (XeerarkaMeelmarinta Xuquuqaha Waxbarashada Qoys iyo Sharciga Xogdhowrka 1974, 20U.S.C. 1232g (FERPA)).Haya’dda Ka Qayb-Qaadanaysa macnaheedu waa haya’d ama machad kasta ooururiya, haya, ama isticmaala macluumaad shaqsi ahaan la garan karo, ama lagahelo macluumaad iyadoo la raacayo qaybta B ama IDEA. (Maadama dukumentiganu ku nuuxnuuxsanayo ka qaybgalkaaga degmadaada dugsi ee maxalliga ah, ereyga“degmo dugsi” ayaa loo isticmaali qaybtan.)Shaqi Ahaan Loo Garan Karo34 CFR §300.32; WAC 392-172A-01140Qofka waxa shaqsi ahaan lagu garan karo macneheedu waa macluumaad ay la socoto:(a) Magaca ilmahaaga, magacaaga waalid ahaan, ama magaca qof kale oo xubinqoys ah;(b) Cinwaanka ilmahaaga;(c) Aqoonsi shaqsi ahaan lagu garan karo, sida lambarka sooshal sekuuritiga amalambarka ardaynimo; AMAd) Liis astaamo shaqsi ahaan ama macluumaad kale oo suurto galeneysa in lagugarto ilmahaaga oo si hubaal ahaan ah macquul u ahOgeysiiska Waalidiinta34 CFR §300.612; WAC 392-172A-05185OSPI waxay bixisaa ogeysiis, iyada u mareysa xeerarkeeda, sidii si buuxda adigalaguugu wargalin lahaa arrimaha ku saabsan macluumaadka shaqsi ahaan lagu garankaro qofka, oo ay ka midka yihiin:1. Sifeynta isku jirta illaa xadka lagu bixiyey ogeysiiska oo loogu gudbiyeyluqadahooda hooyo kooxaha kala dudwan ee ku nool Washington;2. Sifeynta carruurta laga hayo macluumaadka la garan karo, noocamacluumaadka la raadinayo, habka Washington ugu talagashay inay uisticmaasho ururinta macluumaadka (marka lagu daro ilmaha macluumaadkalaga soo urruriyey) iyo siyaabaha loo isticmaali doono macluumaadka;3. Soo koobitaan ah ujeddooyinka iyo habsocodyada degmooyinka waajibadka kuah iney raacaan marka la eego keydinta, daah uga ka qaadka kooxahasaddexaad, haynta iyo bururinta macluumaadka shaqsi ee la garan karo; IYO13RussTech<strong>Somali</strong>_WAE2049f22 October 2009

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!