12.07.2015 Views

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Macluumaad Dheeraad ah oo Daah-uga-Qaadka ku SaabsanUgu yaraan shan maalmo-shaqo ka hor dhageysiga nidaamka xuquuq dhowrista leh,adiga iyo degmadu waa inaad daaha iskaga qaaddaan dhammaan qiimeynta ladhameeyay taariikhdaas iyo talooyinka, ku saleysan qiimaynahaas adiga iyo degmaduaad ku talo jirtaan inaad isticmaashaan.Garsooraha Sharciga maamuleed (ALJ) ayaa iska hor-taagi kara dhinac kasta oo kadhaca inay u hoggaansamaan waxyaabaha looga baahan yahay ee la xiriira qiimeyntaama kula talinta ee lagu oofinayo dhageysiga iyada oon laga helin oggolaansho dhinacakale.Xuquuqaha Waalid ee DhageysiyadaWaa in lagu siiyaa xaqa in:1. Ilmahaagu joogo goobta;2. Loo furo dhageysiga dadweynaha, IYO3. Lagu siiyo waxa diiwaanka dhageysiga ku qoran, xaqiiqihii la helay iyogo'aammadii la soo gaaray iyaga oo wax kharash ah adigu kuugu kicin.Jadwallada iyo Ku Habboonaanta Dhageysiyada34 CFR §300.515; WAC 392-172-05110Iyada oon ka dambayn 45 maalmo taariikheed kadib markay dhacdo 30-maalmotaariikheedee muddada loogu talagalay kullannada xallinta ama iyada oon ka dambayn45 maalmo taariikheed kadib markay dhacdo muddada wakhtiga xallinta la iskuhagaajiyay:1. Go’aan kama-dambeys ayaa lagu gaaray dhageysiga; IYO2. Nuqul ah go’aanka oo loo diro dhinac kasta.Garsooraha (ALJ) laga yaabaa inuu siiyo u dheereymo akhti oo ka baxsan wakhtiga 45-maalmood-taariikheed ee wakhtiga muddada lagu sifeeyey kor sida ay codsadaanlabada dhinac midkood.Dhageysi kasta waa in lagu qabtaa waqti iyo goob idinku habboon si macquul ah adigaiyo ilmahaaga.Go’aammada Dhageysiga34 CFR 300.513; WAC 392-172-05105Go’aanka Garsooraha (ALJ)Go’aanka garsooraha (ALJ) haddii u ilmahaagu helay waxbarashada bilaashka ah eeugu habboon ee dawladda (FAPE) waa inay ku saleysnaato dhidibbo adag.31RussTech<strong>Somali</strong>_WAE2049f22 October 2009

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!