12.07.2015 Views

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Waxa lagu siin adiga fursad aad kaga qaybqaadato kulanno ku saabsan baahidawaxbarashada gaarka ah ee ilmahaaga. Tan waxa ka mid ah xuquuqda aad u leedahayinaad ka qaybgasho shirarka sidii looga hadli lahaa macluumaadka ku saabsan udiritaanka ilmahaaga, baahida isagu ama iyadu ay u qabto qiimeynta, u-qalmitaankailmahaaga, soo saarka ama dib-ugu-noqoshada IEP, iyo go’aannada meeleynta.Hase yeeshe, degmoonyinka ayaa dhici karta inay ka hadlaan arrimaha saameynta kuleh barnaamijka ilmahaaga adiga oon arrinta lagugu soo darin. Wada hadalladan waxaku jira u diyaar-garowga kulanka soo socda ee IEP, qorshooyinka casharka, iyoiskudubbaridka bixinta adeegga. Laakiin, waa in lagugu marti qaadaa inaad kaqaybqaadato kulanno kasta oo khuseysa ilmahaaga ee go’aan lagu gaarayo.Heshiisyada ka Dhexeeya Adiga iyo Degmadaada ee KhuseeyaKulannada IEP iyo Dib-u-Qiimeynta34 CFR §§300.303, 300.321, 300.328; WAC 392-172A-03015, 03095 and03105Kulanka Heshiisyada IEPAdiga iyo degmadaada ayaa laga yaabaa inaad ku heshiisaan inaad iska dhaaftaanqaabsocodyada loo baahanyahay qaarkood ee ku saabsan soo saarka IEP-gailmahaaga. Adiga iyo degmada ayaa ku heshiin kara:1. Inaad wax ka beddeshaan ilmahaaga IEP-giisa kulan la’aan kadib markaad adigaiyo degmadu soo saartaan IEP-ga sannadlaha ah. Beddelladan ayaa la samaynkaraa iyada oo la soo saaro dukumenti qoran oo kabaya ama beddeleya IEP-gailmahaaga halkii dib-loogu-qori lahaa IEP-ga.Markaad weydiisato, degmadu waa inay dib u qortaa oo ku siisaa adiga koobi dibloogu noqday oo ah IEP-ga ilmahaaga iyada ooy la socdaan wax ka beddelaaddalagu daray. Haddii wax laga beddelo IEP-gaaga, degmadu waa inay hubisaa inxubin kastaa oo ka mid ah IEP-ga ilmahaaga loo wargaliyo beddeladan.2. Laga reebo xubin ka tirsan IEP-ga inuuna ka qayb qaadan kulanka IEP-ga, giddiama qayb ahaan haddii:(a) Adiga iyo degmadu ku heshiisaan qoraal ahaan in ka qayb-qaadashadaxubinta kooxda IEP aan loo baahanayn sababta oo ah qaybta manhajkaxubinta ama adeegyada la xiriira oo aan la beddelayn ama lagaga hadlaynkulanka; AMA(b) Adiga iyo degmada oo wadajir ku oggolaada qoraal ahaan ahaan kareebka ka qab-qaadashada xubinta kooxda IEP aan loo baahanayn sababtaoo ah qaybta manhajka xubinta ama adeegyada la xiriira oo la beddelayoama lagaga hadlayo kulanka. Xaalladdan oo kale markay tahay, xubintakooxda IEP waa inuu kugu siiyaa, qoraal ahaan kooxda IEP, wax ku darsigasoo saarka IEP-ga ka hor kulanka.3. In la isticmaalo qaab ka duwan oo lagaga qayb-qaato kooxda IEP iyo kulannadameeleynta kuwaas ay ka midka yihiin ku wada-shirka fiidiyaha iyo isku wicitaannadashirka leh.11RussTech<strong>Somali</strong>_WAE2049f22 October 2009

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!