12.07.2015 Views

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Diiwaanka Marin-u-HelkiisaDugsi degmo kasta waa inay haysaa diiwaannada kooxo kasta oo marin u heladiiwaannada waxbarashada la ururiyey, la hayo, ama la isticmaalo markay oos timaadIDEA, oo ay ku jirto magaca kooxda, taariikhda marinka loo siiyey, iyo ujeeddadakooxda awoodda loo siiyey inay isticmaalaaan diiwaannada. Degmoonyinka dugsiloogama baahana inay hayaan marinka diiwaankan ee loogu talagalay waalidiinta iyoshaqaalaha degmada dugsi ee awoodda loo siiyey.Diiwaannada Laga Hayo Halka Ilmaha ah Waxa ka badanHaddii mid ka mid ah diiwaannada waxbarashada uu ka mid yahay macluumaad halarday wax ka badan, waxaad xaq u leedahay inaad fiiriso oo aad dib u eegto kaliyamacluumaadka la xiriira ilmahaaga ama in lagu ogeysiiyo macluumaadkaa haddiidegmada ayna ku tusi karin adiga iyada oo aan siideyn macluumaadka shaqsiga lagugaran karo ee ku saabsan arday kale.Liiska Noocaca iyo Goobaha MacluumaadkaHaddii aad Codsato, dugsiga deegaanku waa inuu ku tustaa liis muujinaya noocyadaiyo diiwaanka goobaha waxbarasho laga soo qaaday, hayey ama ay degmada dugsiisticmaashay.Ajuurada (Fees)Waxaa laga yaabaa in degmadu ay kugu dallacdo ujro nuqullada diiwaanka laguugusameeyey markay hoos timaad Qaybta B ee IDEA, haddii lacagta la iska qaadayaaaaney kaa joojineynin adiga inaad isticmaasho xuquuqdaada awoodeed ee aad kuaragto diiwaanka oo aad dub-ugu-eegto waxayaabaha ku qoran. Waxa laga yaabaa inaaney ka qaadin wax ujro ah raadinta ama-dib u-eegida markay hoos timaad IDEA.Sixidda Waxa Diiwaanka ku Qoran Markuu Codsado34 CFR §300.618 – §300.621; WAC 392-172A-05125Haddi aad aamminsantahay in macluumaadka diiwaanka waxbarashada ee ku saabsanilmahaaga lagu aururiyey, lagu hayo, ama lagu isticmaalo markay hoos timaad IDEA aytahay khalad ama wax habaabin leh, ama wax ku xadgudbaya asturnaanta shaqsigaama xuquuqaha kale ee ilmahaaga, waxaad weydiisan kartaa inay degmadu saxdomacluumaadka.Degmadu waa inay go’aansato sixitaanka macluumaadka sida codsigaagu yahay,gudaheed wakhti muddo macquul ah marka la helo codsigaaaga.Fursad La isku Siiyo Dhageysi Iyo Natiijooyinka Dhageysiga15RussTech<strong>Somali</strong>_WAE2049f22 October 2009

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!