12.07.2015 Views

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Kooxda IEP waa inay go’aaminaysa goob ka duwan oo ku meelgaarka waxbarashadaee ka kaxaynta ah Beddelka Meeleynta, iyo ka kaxaynta ku hoos dhigan cinwaanhoosadkaAWOODA DHEERAADKA AH iyo XAALADAHA GAARKA AH, ee korka.Qaabsocodka Dhegeysiga Nidaamka Xuquuq Dhowrka ee Edbinta34 CFR 300.532; WAC 392-172A-05160Adigu waxaad xereyn kartaa codsi dhageysi nidaamka xuquuq dhowrka leh haddii aadka soo horjeeddo:1. Go’aan kasta oo ku saabsan meeleynta hoostiisa lagu sameeyey xeerarkaedbinta; AMA2. Astaanta go’aaminteeda lagu sifeeyey korka.Degmada ayaa xereyn karta codsi dhageysi nidaamka xuquuq dhowrka leh haddiidegmadu aammninsan tahay ku haynta ilmahaaga meeleynta hadda jirta inay aadsuurtogal u tahay inay u keento dhaawac ilmahaaga ama kuwa kaleba.Fiiri qaybta Qaabsocodka Dhegeysiga Nidaamka Xuquuq Dhowrka Leh sidii aadugu heli lahayd maclumaaad dheeraad ah oo ku sabasan xereynta codsigaqaabsocodka dhegeysiga nidaamka xuquuq dhowrka leh.Awoodda Garsoore Sharci Maamuleed (ALJ)Garsoore Sharci Maamuleed (ALJ) waa inuu socodsiiya qaabsocodka dhegeysiganidaamka xuquuq dhowrka leh oo u go’aan gaaraa. Garsooraha Sharci Maamuleed(ALJ) waxa laga yaabaa:1. in u ku soo celiyo ilmahaaga meeleeynta laga kaxeeyey isaga ama iyada haddiiGarsoore Sharci Maamuleed u garto in ka kaxayntu ay ahayd mid xadgudbeysawaxyaabaha la iskaga baahan yahay ee ku sifeysan cinwaaka AwooddaShaqaalaha Dugsi, ama in anshaxa ilmuhu uu ahaa muujin ka timidnaafonimada isaga ama iyada; AMA2. in u amaro ka beddel meeleeynta ilmahaaga oo u ku meeleeyo goobwaxbarasho duwan oo ku meel-gaar ah oo ku habboon, in aan ka badnayn 45maalmo dugsi haddii garsooruhu (ALJ) uu u garto in ku haynta meeleeyntahadda jirtaa ee ilmaha ay si aad ah natiijadeedu u noqon doonto dhaawac kuyimaad ilmahaaga ama dadka kaleba.Qaabsocoyadan dhageysiga ayaa laga yaabaa in lagu celiyo mar kale, haddii aydegmadu aamminsan tahay in ku celinta ilmahaaga ee meeleeyntii hore ay u badantahay inay ku dambeyso dhaawac ku yimaad ilmahaaga ama dadka kaleba.Mar kasta oo adiga ama degmadu codsataan dhageysiga nidaamka xuquuq dhowrkaleh, codsigu waa inuu la kulmaa waxayaabaha looga baahan yahay sida lagu sifeeyeyhoos imaadka cinwaanka Qaabsocoyada codsiga Dhageysiga Nidaamka Xuquuq41RussTech<strong>Somali</strong>_WAE2049f22 October 2009

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!