12.07.2015 Views

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

macluumaad aad adigu bixisay, ayaa degmadu tahay inay siiso ilmahaagawaxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xiriira oo la raaco waxayaabaha loogabaahan yahay edbinta ee korka lagu sifeeyey.U Diritaanka iyo Fulinta Ficilka Sharci Iyo Masu’uuliyiintaMaxkamadeed34 CFR §300.535; WAC 392-172A-05175Qaybta B ee IDEA ma:1. Mamnuucayso degmada dugsi inay ka warbixiso dambiga u galay ilmaha uqalma waxabarshada gaarka ah masu’uuliyiinta arrinta ku habboon; AMA2. Hor-istaageyso meelmarinta sharciga ee gobolka iyo masuuliyiintamaxkamadaha inay dhaqan galiyeen masuuliyadda saaran taasi oo la xiriiradhaqan-galinta sharciga dawladda dhexe iyo ta gobolkaba dambiyada uu geystoilmahaagu.Gudbinta DiiwaannadaHaddi ay degmadu ka warbixiso dambi u galay ilmahaagu, degmadu waa inay:1. Waa inay hubisaa in la soo gudbiyey nuqullada diiwaannada waxbarashadagaarka ah iyo tallaabooyinkii edbinta diiwaansan ee ilmaha si ay u eegaanmasuuliyiinta warbixinta dambiga ay haya’ddu u gudbisay, IYO2. Waxa laga yaabaa inay ugudbiyaan nuqullada waxbarashada gaarka ah iyotallaabooyinkii qoraalka diwaansan ee ilmahaaga oo kaliya illaa intayoggoshahay FERPA.Uga-Baahanida Meeleynta Goa’aan Dhinac Kaliya ah ee Waalidintu ayugu Meeleeyaan Ardayada Dugsiyada Gaarka ah iyada oo DowladduKharashka QabtoCFR § 300.148; WAC 392-172A-04115Haddii aad aamminsantahay in degmada dugsi ayna siin karin FAPE ilmahaagaoo aad doorato inaad qorto ilmahaaga dugsi gaar loo leeyahay iyada oondegmadu oggolaan, waxa jira tallaabooyin gaar ah oo ay tahay inaad raacdo sidiiaad uga codsan lahayd inay kuu celiyaan degmadu waxayaabaha loogu talagalodugsiga gaarka ah.Dib-ugu-Celinta Loogu Talaagalay ku Meeleynta Dugsiga Gaarka ahHaddii u ilmahaagu horay uga helay degmada dugsi waxbarashada gaarka ah iyoadeegyada la xiriira, oo adigu aad ku go’aansatay inaad qorto ilmahaaga dugsi gaar ahoo dugsi-hore, dugsiga hoose, ama dugsi sare ah, iyada oo aan degmadu oggolaanama soo gudbin degmadas ka heli oggolaansho gudbinta, maxkamad ama GarsooreSharci Maamuleed (ALJ) ayaa laga yaabaa inuu degmada ku amro inay kuu celiso44RussTech<strong>Somali</strong>_WAE2049f22 October 2009

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!