13.07.2015 Views

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

RAYADA QORAAGASIDEE TAFSIIRKANI KUU CAAWIN KARAA?Kitaabaka habka loo turjumo waa mid ku haboon xagga Ruuxa kn oo ah mid la fahmi karo waxaa jiraqoraalo beryo hore la qoray. Sidaas aawadeed ayaa ayey fariniintani ilaahay uga timi si aan taan u fahana waa midku haboon xiligan xaadirka ah.Haddaba habkan ruuxiga ah waa mid adag, oo ay adag tahay inaynu qeexno. Miyaanay ahayn inaynu uqayshano oo uu Rabbigu inoo furo tan. Waxaa waajiba inaan u gaajoono (1) Isaga (2) Inaan isaga garanayno iyo(3) Inaan Isaga u adeegno. Habkani waxa uu inoo jahaynayaa salaada, iyo qirasho si buuxdana ay nafteenu iskubedesho. Haddaba wax sahlan ma aha habka ruuxyada loo macnaynaayo, laakiin waa maxay daacadnimada, ay kafahan san yihiin Kirstaanka aan Ilaah aaminsanayn inuu Kitaabku yahay mucjiso la fahmi karo. waa arrin caadiyahab ahaan in si fudud looga faaloodo tan. Waxa inagu waajiba inaan ku kalsoonaano oo aynaan ka cabsanqoraalada mana aha inay saamayn inagu samayso shiqsiyadeenu amaba hadhabta aan haysano inaan ku salayno.Inagu dhammaanteen waxa aan leenanay taariikh . Ma jir mid inaga mid ah oo diidan, ama dhex dhexaad ka ahsida wax loo turjumo. Qoraaladani waxa ay inoo ogolaanayaan inaan si tacadar leh u eegno xaalada ahaan iyo habahaanba waxaana jira saddex ghab oo wax loo turjumo tiirar ahaan taasi waxa ay dhisaysaa ama inagacaawinaysaa sidii aan uga guulaysan lahayn waxa inaga inagu salaysan.Qodobka Ugu HoreeyaQodobka ugu horeeyaa waxa weeye inaan garanayno taariikh ahaan xiligii la qoray buugaas ka mid ahaaKitaabka . iyo weliba meeshii khaaska ahayd taariikh ahaan ee qoraagu xiligaa wax ka qoray. Asal ahaan qoraaguwaxa uu leeyahay ujeedo. Fariinta uu gudbinayaa. Qoraaladu inaga inoolama macno aha inaynu ula jeednowaxyaabihii asalka ahaa. Ee ay qoreen qoraayaashii xiligii hore, Isaga ujeedadiisu –ma aha inaga sheekadeena,dareenkeena, dhaqankeena iyo shiqsiyadeena ama waxyaabaha ay u baahan yihiin madhabteenu. –kani waafuraha. Qoraaladu waa inay ku salaysnaadaan wada shaqayn sida wax loo turjumayo. Laakiin turjumaadaha saxahi waa inay had iyo goorba ay ku habaysan yihiin qoraalkeena. Sida waajibka ah waa inay xidhiidh leeyihiinmid walba oo ka mid ah Kitaabka inay qoraaladaasi isku mid yihiiin oo ay leeyihiin hal macne . tani waxa ay lamacna tahay wixii asal ahaan uu ka qoray Kitaabka qoraagaasi ee uu u muujiyey Ruuxu hogaamintu ee uu ulaxidhiidhay isaga maalmihiisii. Tani waxaa laga yaabaa inay hal macne waxaana suuro gal ah inay jiraan kuwofaro badan oo ay suuro gal tahay qoraaladaasi inay ku kala duwan yihiin, dhaqanka iyo marxalada. Hadaba waxaawaajiba inay qoraaladaasi la xidhiidhaan udub dhexaadka runta ah asal ahaan wixii uu qoray qoraagu. Hadabasababtaas daraadeed, wax barashadani waxa ay inagu hogaaminaysaa inay qoraaladu ay yihiin kuwo la qaabeeyeywaxayna ina siinayaan horu dhaca mid walba oo ka mid ah buugaagta Kitaabka Quduuska ah.Qodobka LabaadQodobka labaadna waa sidii loo cadayn lahaa qoraaladu waxa ay ka kooban yihiin. Mid walba oo ka mid ahbuugaagta kitaabku waa qoraal hubaala. Kuwa turjumayaa awood uma laha inay ka jaraan hal arrin tan oo ah runoo qabka ah kuwan kale. Sidaas daraadeed, waxaa inagu waajiba inaan si cad u fahno ujeedada laga leeyahayguud ahaanba Kitaabka buugaagtiisa ka hor inta aynaan tujumaado ka bixiin si shiqsiyaada qoraaladaqaybahooda. Sida qaybaha khaaska ah-Cutubada iyo sadarada , amaba aayadaha – tan ugalama jeedno waxa uudhamaan cutubka macnihiisu yahay. Waxaa waajiba dhamaan turjumaadaha inay u socdaan hab sax ah inaeegahyna macnaha ay qabaha kale leeyihiin. Sidaas daraadeed, Wax barashadani waxa ay inagu hogaaminaysaabaadhitaanadu inay yihiin kuwo qaabaysan oo ka caawinaaya ardaydu sidii ay u aqoonsan lahaayeen baadhitaanaugu samayn lahaayeen qaab dhismeedka mid walba oo ka mid ah qoraalada cutub iyo sadarba. Safarada iyocutubada kala qaybintoodu maha loo muujiyey. Laakiin waxa ay inaga caawinayaan inaga sidii aan u aqoon sanlahayn qaybaha.Turjumaadaha waa isku mid sadar ahaan. –ma aha weedh , erayo, ama habka erayga – kuwani soo socdaafuraha qoraaga Kitaabku uu micne ahaan ula jeedo. Sadaradu waxa ay ku salaysan yihiin in lagu aqoonsadomawduuca. Inta badana kuwaas waxaa loogu yeedhaa qaybo ka mid ah mawduuca. Eray kasta, weedh, amajumlad ba waxa ay la xidhiidhaan si kastaba oo ay tahay sidii aynu kuwan ugu aqoonsan lahayn. Waa ay xadidaniii

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!