13.07.2015 Views

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Magacan ugu horrayntii wuxuu la socdaa Elohim sida aan ka arki karno Bilowgii 2:4. Ma jiraan labodhacdo oo ah abuurka dunida sida aan ka arki karno Bilowgii 1-2, laakiinse waxa jirta labo siyaabood oo loosheegayo arrintaas: (1) Ilaah oo ah abuuraha dunida amaba caalamka iyo (2) Ilaah oo si gaara u abuurayaadanaha. Haddaba, Bilowgii 2:4 ayaa waxay si gaara uga hadlaysaa waxyiga tusinaya ujeeddada loo abuurayaadanaha iyo dhibaatada denbiga ee timid.2. Bilowgii 4:26 waxaan ku arki karnaa “dadkii waxay bilaabeen inay Rabbiga ku baryaan magiciisa.”Haddaba, Baxniintii 6:3 ayaa waxay tilmaamasaa in dadkii hore ee axdigu ay Ilaah u yaqaaneen Elshaddaioo keliya. Magaca YEHOWAH ayaa haddaba waxa hal mar lagu sharaxay Baxniintii 3:13-16,gaar ahaan aayadda 14. Si kastaba ha ahaatee qoraaladii Muuse waxay macnaynayaan magacyo,laakiin maaha kuwa Ilaah (Bilowgii 17:5, 27:36; 29:13-35). Haddaba, waxa jira aragtiyo badan oomagacyadan ka tarjumaya (waxa laga soo qaatay IDB, qaybta 2, b 409-11).a. Waxa laga yaaba in asalkeedu yahay Carabi, oo macnihiisuna yahay ‘muujinta jacayl diirran’b. Waxa laga yaabaa in asalkeedu yahay Carabi, oo macnihiisuna yahay ‘u soconaya sida dabaysha’(YEHOWAH sida dabaysha Ilaah oo kale)c. Asalkeedu inuu yahay Kancaani ‘waxa hadla’d. Ka wax asaasa amaba socodsiiyae. Asal Cibraani ah ‘ka uu yahay’f. Asal Cibraani ah ‘ka sababa inay wax ahaadaan’g. Asal Cibraani ah ‘waxa nool’h. Fahanka Baxniintii 3:13-16 “ANIGU WAXAAN AHAY KAAN AHAY”. Magaca buuxa eeYEHOWAH waxa uu noqon karaa mid wax laga soo gaabsaday:1) Yah (tusaale ahan, Hallelu-Yah)2) Yahu (magac sida, Ishacyaah)3) Yo (magac sida, Yoo’eel)3. Magaca axdigu waxa uu Yuhuudda dhexdooda ka ahaa magac quduusa, oo xitaa waxay ka cabsanjireen inay si beena ugu dhawaaqaan, Baxniintii 20:7; Sharciga Kunoqoshadiisa 5:11; 6:13. Mariihaddaba ka akhriyeen YEHOWAH Axdiga Hore, waxay u akhriyeen ‘Rabbi’, waana sababtaYEHOWAH loogu tarjumay RABBI.4. Sida El, oo kale ayaa YEHOWAH waxa la xidhiidha erayo kale oo tilmaamaya Axdiga Ilaah ladhigtay Israa’iil. Tusaale ahaan waxa ka mida kuwan:a. YEHOWAH – Yireh (YEHOWAH wax bixiyaha), Bilowgii 22:14b. YEHOWAH – Rophekha (YEHOWAH ka ku bogsiiya), Baxniintii 15:26c. YEHOWAH – Nissi (YEHOWAH ) Baxniintii 17:15d. YEHOWAH – Meqaddishkem (YEHOWAH ka ka quduus idinka dhigaya), Baxniintii 31:13e. YEHOWAH – Shalom (YEHOWAH waa nabad), Xaakinnada 6:24f. YEHOWAH – Sabbaoth (YEHOWAH ) 1 Samuu’eel 1:3,11; 4:4; 15:2g. YEHOWAH – Ro’I(YEHOWAH waa adhi jirahayga), Sabuurka 23:1h. YEHOWAH – Sidqenu (YEHOWAH Rabbiga xaqnimada ah), Yeremyaah 23:6i. YEHOWAH –Shammah (YEHOWAH Rabbigaa halkaas jooga), Yexesqeel 48:351:5 “anaku” <strong>Bawlos</strong> cidkale kuma tibaaxaya hordhaca warqaddiisana waana sida uu waraaqihiisa oo dhamiyihiin. Cibaaradan uu adeegsaday ayaa waxa ay tahay mid uu u adeegsanayo qoraalka “kan aannu ku hehlay nimco iyo rasuulnimo,” <strong>Bawlos</strong> ma sheegayo oo keliya hadiyadda badbaadada ee uuku helay Ciise Masiix daraaddiis, laakiinse waxa kale oo uu sheegayaa yeedhitaanka loogu yeedhay inuu ahaadorasuul wacdiya kuwa aan ahayn Yuhuudda. Waxan oo dhanna wuxuu ku helay markii uu u socday Dimishiq(Falimaha Rasuullada 9), oo waxani waxay ahaayeen nimco ka timid xagga Rabbiga oo ujeeddo ku socotay. “Ugu gayno” injiilku waxa uu isu keenayaa Ilaah iyo aadanaha, oo taasina waxay ku rumoobasaarumaysadka Ciise Masiix. Tani waxay markaas tahay ujeedadii asalka ahayd ee Ilaah, oo wuxuu muujinayaa ookeenayaa dad isaga dabeecaddiisa ka tarjuma oo warka wanaagsan la wadaaga dadka.14

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!