13.07.2015 Views

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

HOGAAMIINTA WANAAGSAN EE KITAABKA ARKHRINTIISAXAQIIQA RAADINTA SHAKHSI AHAANEEDInagu miyaan awoodnaa inaan runta ogaano? Xaggee ayaynu se ka helaynaa? Miyeynu inagu si caqli gal ahcadanayn karaynaa tan? Misyey se jirtaa waad cayimani oo ina xadaynaysa? Miyey se carqadalaahaasi ka horimanayaan nolosheena, iyo caalamkaba? Kuwaasi se nolosheena macno ma u leeyihiin? Maxaynu inagu halakan ujoognaa? Xaggee ayaynu se aadaynaa? Su,aalahaasi-Saalahaas waxa is weydiinayo oo dhan dadka waana ta ayka fekerayaan. Bani-aadanku bilowgiiba waxa ay ahaayeen kuwo caqilileh marka alga soo bilaabo ilaa iyoxiligoodii. (Wacdiyaha 1:13-18; 3_9-11). Waxa aan xusuusan karaa marii anigu si khiqsi ah aan u sameeyeybaadhitaan. Inay tani udub dhexaad u noqotay naftayda. Waxa aan noqday Mid rumaysad ku leh Masiixa markiiaan yaraa-waxaana taa saas aas u ahaa calaamadihii markaati kicida oo kuwa kale oo ka mid ahaa qolyskaga.Haddba sidii aan u koray ee aan u noqonaayey qaar gaadh-su,ashan ayaan naftayda weydiinaayey, xitaa sida aydunidu u korayso. Dhaqan fudud iyo waxyaabaha ay diinahu farayaan ilama siianyso macno marka aan eegowaayo aragnimadaydii iyo waxyaabihii aan akhiryey kuwaas oo ku saabsanaa dareeenkayga. Xiligaasi waxa uuahaa xili aad wareersanaa, oo aan keli ahaan baadhitaan ku samaynaayey. Inta badana aan ahaa mid rajo la,aan ahwijigayguna waxa uu ahaa mid xaas xaasiya. Dunidan adage e aan ku noolahay.Qaar ayaa waxa ay sheeganayaan inay su,aalahaas adag jawaab u ahayaan. Laakin marki aan sameeyeybaadhitaan waxa aan helay inay jawaabahoodu ku salaysan yihiin isaga. (1) qof filosofiya ( 2) kuwii horedhaqamadoodii (3) waayo aragnimda shiqsiyaadka. Maba (4)Maskax ahaan kuwa daalan. Dad faro badan waxaay markaati ka yihiin kuwaas oo si jooto ah halkaas ugu noolaa inay bedeshay iyaga qoraalada kitaabku. HadabaMasiixiyadu, waxa weeye hab cadaymeed rumaydka iyo aaminaada . ma leenahay awood taas oo aan kaga hadlikaro su,aalaha aad ku u adag ee ay bani-aadanku is weydiinayaan noloshooda. Ma aha oo kleiya tani inay tahaytan ina siinaysa inaan lahaano qaab wada shaqayn. Laakiin waayo aragnimadu nooca aan u rumaysan nahayKitaabka kaas ayaa inaga waxa uu ii keenay degenaansho iyo weliba farxad inaga dereenkagaygii.Waxa aan ka fekeraayey inaan ahaa mid helay udub dhexaadka noloshayda –inuu yahay Masiixa. Sidii aanuga fahmay qoraalada waxa ay ii ahayd farxad. Iyo angia oo dareen aahaan muujiey wixii qalbigu dareemaayey.Hadaba si kastaba ha ahaatee, Ilaa iyo hada waxa aan xusuustaa argagax iyo xanuun markii ay qalbigayga ku soodhaceen waxyaabo badan oo ku saabsan buugan iyo sidii loo turjumi lahaa iyo kala duwanaantooda . xilyada qaarayaa Kaniisadaha kuwaas oo isku mid ah ayay xitaa culumadoodu fekeraan . Cadaymaha iyo muujintuba waakuwo si xoogan loo rumaysan karo inuunu Kitaabku lahayn meel uu ku dhamaado. Laakiin uu yahay uu midbilow ah . sidee ayaan u kala sooci karaa amba inta aan diido u cadaynayaa is ka hor imaadyada kuwaas oo kusaabsan kala duwaanshaha turjumaadaha iyada oo ay jiraan fariimo kala duwan oo qoraalada ka mid ah. Kuwaasoo ay qaar ku doodayaan inay leedahay xoog lehna in si buuxda loo rumaysto?Hadaba shaqadan ayaa u noqotay noloshayda hadaf iyo weliba fursadii rumaysadkayga. Waxa aan ogaa inaanrumaysad ku qabay Ciise (1) wuxuuna is siiyey farxad weyn iyo nabad. Aniga naftayda waxaa ku jiray waxoogaaturunturooyina kuwaas oo xidhiidh la lahaa dhaqnkagii (shaqadayda Casriga ah) (2) ka koox ahan shaha iyo iskasoo hor jeedida qaabka diimaha ee dunidan (Diiamha dunida), (3) isnacaybka madhabaha. Haddaba inagabaadhitaankaygii waxaa ku jiray daneeno kuwaas oo aan ku guul daraystay sidii aan u turjumi lahaa wax kusaabsan qoraaladii hore. Waxa aan aad ula yaabay markii aan shaaca ka qaday waxyaabo badan oo ku saabsaniniga taariikhdaydii iyo feradaydii. Taasna waxa aan u isticmaalay sidii hanti ianga oo qaybaha kale ku weerarayaniga oo cadaynaaya waxa aan anigu rumaysnahay iskuna qancinaaya. Sidee ayay taasi iigu xanuun badnaydmarkii aan aniga sidan dareemaayey!In kasta oo aanan weligay diidin guud ahaanba. Waxa aan noqaday mid awooda inuu si wanaagsan u akhriyoKitaabka. Waxa aan xadeeyey fekeradahaygii ku was oo aan ku cadaynaayey dadka kale waxa ay aqoon ahaan kaqabaan xiligaas markaas la joogay. Ilaa iyo hadana taas kama aanan madax banaanayn, laakin waxa aan ogsoonaagodolooyinka aan leeyahay. Kuwa turjumaanka ahi inta badan waxa ay yihiin cadowga ugu daran marka la eegoinay akhriyaan Kitaabka!v

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!