13.07.2015 Views

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

“Ciise” magaca Aramaatiga ah ee Ciise waxa uu la macno yahay magaca Cibraaniga ah ee Yashuuca,waxaanu ka koobanyahay labo eray oo isa saaran “YEHOWAH” iyo “badbaado.” Macnahani waxa uu ka muuqankaraa Matayos 1:21,25. “Masiix” magacani waa tarjumaadda Giriigga oo lagasoo qaatay magaca Cibraaniga ah ee messiah oomacnihiisu yahay ‘kii la subkay’. Axdiga Hore waxaa jiray kooxo kala gedisan (nebiyada, wadaaddada, iyoBoqorradii) waxaanay ahaayeen kuwo la subko. Haddaba, Ciise Masiix ayaa buuxiyay saddexdan waxyaaloodintaba (Cibraaniyada 1:2-3).Axdiga Hore waxa uu sii sheegay in Ilaah uu soo diri doonay mid gaara oo ahaa ‘kan la subkay’ amaba ladoortay oo Da’da Cusub u keeni doonay xaqnidama. Haddaba, Ciise ayaa ahaa kan gaarka ah, waxaanu ahaa‘Adeege’,’wiil’ iyo “Masiixa.” “Rabbi” marka aan eegno xagga Yuhuudda magacii Axdiga ee Ilaah lahaa waxa uu ahaa ‘YEHOWAH’,Rabbiska ayaa iyaguna magacn waxay u rogeen “Rabbi” (Adon) markay akhriyayaan qoraalladana waxay kabaqan jireen inay u ekaato magaca Ilaaha Rabbiga ah (Baxniintii 20:7; Shariciga Kunoqoshadiisa 5:11) iyo jebintatobanka amar. Markii haddaba <strong>qoray</strong>aasha Axdiga Cusubi ay Ciise Masiix ugu yeedheen “Rabbi” (Kurios) waxaay uga jeedeen Ilaahnimadiisa (Falimaha Rasuullada 2:36; <strong>Rooma</strong> 10:9-13; Filiboy 2:6-11).MAWDUUC GAAR AH: MAGACYADA ILAAHNIMADAA. El1. Macnaha asalka ah ee erayga ilaahnimada ayaa aqoonyahanno badani waxay aamminsan yihiininuu ka tarjumayo ‘awood badnaan’ (Bilowgii 17:1; Tirintii 23:19; Sharciga Kunoqoshadiisa 7:21;Sabuurka 50:1).2. Kancaaniyiinta marka aan eegno ilaaha ugu sarreeya waxay ku magacaabi jireen El (qoraalladaRas Shamra).3. Kitaabka Quduuska ah magaca El lama socdaan waxyaabo kale, tanina waxa ay tusinaysaadabeecadda Ilaaha keliya.a. El-Elyon (Ilaaha Sarreeya), Bilowgii 14:18-22; Sharciga Kunoqoshadiisa 32:8; Ishacyaah14:14b. El-Roi (Ilaaha wax arka) amaba (Ilaaha is muujiya), Bilowgii 16:13c. El-Shaddai (Ilaaha awoodda leh) amma (Ilaaha Naxariista oo dhan leh) amma (Ilaahabuuraha), Bilowgii 17:1; 35:11; 43:14; 49:25; Baxniintii 6:3d. El-Olam (Ilaaha daa’imka ah), Bilowgii 21:33. Tani waxay la xidhiidhaa ballan qaadkii Ilaahsiiyay Daa’uud, 2 Samuu’eel 7:13,16e. El-Berit (Ilaaha Axdiga), Xaakinnada 9:464. El waxay u dhigantaaa. YEHOWAH ee Sabuurka 85:8; Ishacyaah 42:5b. Elohim ee Bilowgii 46:3; Ayuub 5:8, “Anigu waxaan ahay Ilaaha ah Ilaaha aabbahaa”c. Shaddai ee Bilowgii 49:25d. “Xaasid” ee Baxniintii 34:14; Sharciga Kunoqoshadiisa 4:24; 5:9; 6:15e. “Ilaah naxariis badan” ee Sharciga Kunoqoshada 4:31; Nexemyaah 9:31; “Ilaaha aaminka ah”ee Sharciga Kunoqoshadiisa 7:9; 32:4f. “Ilaah weyn oo laga cabsado” ee Sharciga Kunoqoshadiisa 7:21; 10:17; Nexemyaah 1:5; 9:32;Daanyeel 9:4g. “Ilaah wax walba yaqaan” ee 1 Samuu’eel 2:3h. “Ilaah waa qalcaddayda xoogga badan” ee 2 Samuu’eel 22:33i. “Ilaaha aniga ii aarguda” ee 2 Samuu’eel 22:48j. “Ilaaha Quduuska ah” ee Ishacyaah 5:16k. “Ilaaha xoogga badan” ee Ishacyaah 10:21l. “Ilaah waa badbaadadayda” ee Ishacyaah 12:2m. “Ilaaha wayn ee awoodda badan” ee Yeremyaah 32:18n. “Ilaaha abaal marinta” ee Yeremyaah 51:5612

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!