13.07.2015 Views

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

1. Waxa aan mar labaad akhriyey buug, inaga oo ka raadinaaya inaan aqoonsado qodobada muhiimka ahama mawduuca.2. Marka aan fiirino inta badan kormarida ee aan si caadiya qoraada u tijaabino si fudud.3. Waxa aad fiirisaa ujeedada weydiinta iyo ciwaanka kor marida kuwaas ka baranayno caawinta.C. Marka saddexaad ee aan wax akhrinayno koox ahaan.1. 1.Waxa aad mar labaad akhridaa buuga aad hayso adiga oo ka raadinaayo sidii aad u aqoonsan lahaynsheekooyinka noocooda, inaga oo eegayna goobo kaash ah kuwaas oo uu ku qoran Kitaabka iyobuugaagtiisa.2. kor mar guud ku samee badanaa mowduucyada iyo waxyaalaha ay ka hadlayaana. Qoraagab. Maalintac. La helayd. Ujeedada gaar ka ah ee loo qoraye. Noocyada kala duwan ee dhaqamada kuwaas oo la xidhiidha ujeedadeeba aan wax u qornayf. Tiradii iyo taariikhdii dadka iyo dhacdooyinkoodii3. Marka aad fidiso adiga kor maridaada saddarada noocyada qaybaha ee buugaagta aan turjunay. Hadiyo goor waxa aan ku aqoonsan karaa qoraalada iyo qaybahooda. Tan waxaa laga yaabaa inaan inayjiraan noocyo badan oo cutibo ahi ama sadaro ah. Tani waxa ay suuro gal kaaga dhigaysaa inaadraacdo wixii uu qoraagu asal ahaan qoray ee suuro galka ahaa iyo qaabayntii qoraalada.4. Waxa aad fiirisaa taariikhdaada iyo habkii loo isticmaalay wax barashada inay inaga caawiso.D. Akhriskii afraad ee kooxaha1. Waxa aad akhridaa qoraalada iyo tiradooda kuwaas oo ka soo hor jeeda noocyo badan turjumaado ah.a. eray-eray (NKJV, NASB, NRSV).b. Awood buuxda oo isku mid ah. (TEV. JB)c. Sadarada (Living Bible, Amplified Bible).2. waxa aad eegtaa waxa ay leeyiin qoraadu naxwe iyo dhismahiisa .a. Inaan ku celino aaydaha Efesos 1:612, 13b. Ku celinta naxwe ahaan iyo dhisida rooma 8:31c. Dhismaha iyo kala duwanaantooda3. Waxa aad taxdaa kuwan soo socda.a. Calaamadaha iyo qaybahoodab. xiliyada aan caadiga ahaync. Muhiimada iyo dhismaha naxwaha.d. erayada adage e khaas ka ah. Sida ficilada, iyo odhaayada.4. Adiga oo eegaaya kuwa ku haboon tusaalooyinka iyo fariimahaa. Waxa aad fiirisaa cadaynayana fariimaha iyo wax barida adigu mawduucii aad soo isticmaashay.(1) (habka barsahada Ilaah) buugaagtiisa(2) Tirooyinka Kitaabka(3) Caalamadahab. Waxa aad eegtaa qoraalada aad ku biirinayso mawduucaaga. Kuwo faro badan oo run ah waxa ayu taagan yihiin is famid la,aan ka imanaaya kuwo badan oo Dariiqooyinka ah sidii loo cadaynlahaa -qoraalada qaar ka Kitaabka ka mida ayay ka muransan yihiin. Kitaabka guud ahaan waalainoo muujiyey. Waxaana waajiba inaan dhamaystiro fariinta si ay fariinta iyo qoraaladu ay unoqdaan kuwo isku miisaaman marka aan eegno turjumaadaheeda.c. Waxa aad fiirisaa tusaalayaasha kuwaas oo ku yaal hal buug , oo mid qoraa ahi qoray, iskunoocna ah. Kitaabku waa waxa ugu wanagsan ee aan turjuno sababta oo ah waxaa tan qoray halqoraa. Xagga Ruuxa.ix

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!