13.07.2015 Views

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

5. Xidhiidhka jaarka (13:8-10)6. Xidhiidhka Rabbigeenna (13:11-14)7. Xidhiidhka xubnaha kaniisadda (14:1-12)8. Saamaynta aan ku samayn karno dadka kale (12:13-31)9. Xidhiidhka ku dayashada Masiixa (15:1-13)F. Gebogebada (15:14-33)1. Qorshayaashii shakhsi ahaaneed ee <strong>Bawlos</strong> (15:14-29)2. Codsiga ducada (15:30-33)G. Gebegabada qoraalka (16:1-27)1. Salaan (16:1-24)2. Ammaan (16:25-27)AKHRINTA TAXANAHA KOOWAADTani waa hage ku tiirsan tafsiir, taasna macneheedu wuxuu ka dhigan yahay inaad adigu masuul ka tahaywixii tafsiira ee adigu shakhsi ahaantaada aad ugu samayso Kitaabka Quduuska ah. Haddaba, waa inaandhammaanteen ku socono iftiinka aan haysano. Adiga, Baybalka iyo Ruuxa Quduuska ah ayuu idiin dhexeeyaawixii tafsiir ahi, sidaasi darteedna ha ku koobnaan oo keliya fasiraagu waxa uu <strong>qoray</strong>.Kitaabka hal mar wada akhri oo soo saar ujeeddada guud ahaaneed ee Kitaabku ka hadlayo adigooisticmaalaya ereyadaada kuu gaarka ah.1. Ujeedada guud ee kitaabka2. Nooca uu yahay qoraalkuAKHRINTA TAXANA LABAADTani waa hage ku tiirsan tafsiir, taasna macneheedu wuxuu ka dhigan yahay inaad adigu masuul ka tahaywixii tafsiira ee adigu shakhsi ahaantaada aad ugu samayso Kitaabka Quduuska ah. Haddaba, waa inaandhammaanteen ku socono iftiinka aan haysano. Adiga, Baybalka iyo Ruuxa Quduuska ah ayuu idiin dhexeeyaawixii tafsiir ahi, sidaasi darteedna ha ku koobnaan oo keliya fasiraagu waxa uu <strong>qoray</strong>.Kitaabka hal mar wada akhri oo soo saar ujeeddada guud ahaaneed ee Kitaabku ka hadlayo adigooisticmaalaya ereyadaada kuu gaarka ah.1. Mawduuca laga fahmi karo cutubka koowaad2. Mawduuca laga fahmi karo cutubka labaad3. Mawduuca laga fahmi karo cutubka saddexaad4. IWM4

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!