13.07.2015 Views

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

3. Cilmaaniyadda4. Aqoonta iyo isku hallaynta caafimaadka5. ah “ammaanta” Eeg mawduuc gaara ah. “bedelitaanka” Eeg Mawduucan Gaarka ah.MAWDUUC GAAR AH: BEDELITAANKA (PHTHEIRŌ)Eraygan phtheirō macnihiisu waa beddelitaan amaba burburin, waxaana loo adeegsan karaa siyaabaha ay kamidka yihiin:1. Xagga dhaqaalaha (suurto gal 2 Korintos 7:2)2. Baabi’in la taaban karo (1 Korintos 3:17)3. Musuqmaasuq (Rooma 1:23; 8:21; 1 Korintos 15:33,4250; Galatiya 6:8; Muujintii 19:2)4. Sinada (2 Korintos 11:3)5. Baaba’a weligiis ah (2 Butros 2:12,19)6. Bedelitaanka dhaqamada dadka (Kolasay 2:22; 1 Korintos 3:17)Waxa loo adeegsaday kasoo horjeed (Rooma 1:23; 1 Korintos 9:25; 15:50,53).1. La bedeli karo iyo aan la bedeli karin 1 Korintos 15:42,50.2. Maamuus la’aan iyo ammaan 1 Korintos 15:43.3. Itaaldarro iyo xoog, 1 Korintos 15:43.4. Jidhka dabiiciga ah iyo jidhka ruuxiga ah, 1 Korintos 15:44.5. Aadankii ugu horeeyay iyo Aadankii ugu danbeeyay 1 Korintos 15:45.6. Sawirka kan camuudda ah iyo sawirka kan janada ah, 1 Korintos 15:49.AAYADAHA 1:24-2524 Taas aawadeed iyagoo qalbigooda wax xun ka damacsan, Ilaah wuxuu u daayay wasakhnimo indhexdooda jidhkoodu ku maamuus jabo; 25 maxaa yeelay runtii Ilaah bay been ku beddeleen, oo waxaycaabudeen oo u adeegeen ummadda intay caabudi lahaayeen kan uumay oo weligiis ammaanta leh.Aamiin.1:24,26,28 “Ilaah wuxuu u daayay” Tani waa xukunka ugu xun, waayo Ilaahbaa yidhi “waxaan u daayay inayku, socdaan madax adayggooda” (Sabuurka 81:12; Hoosheeca 4:17; Falimaha Rasuullada 7:42). Aayadaha 23-32waxay tilmaamayaan diidmada Ilaah ee ka timid dadka jaahiliinta ah.MAWDUUC GAARA: QALBIGAErayga kardia oo ah qalbiga ayaa waxa lagu adeegsaday Axdiga Cusub, xagga luqadda Cibraanigana waxa layidhaahdaa leb. Waxa siyaabo kala duwan loogu dhex adeegsaday (Bauer, Arndt, Gingrich iyo Danker, AGreek English Lexicon, pp. 403-404).1. Xaruta nolosha qofka (Falimaha Rasuullada 14:17; 2 Korintos 3:2-3; Yacquub 5:5)2. Xarunta nolosha ruuxiga aha. Ilaah wuxuu ogyahay qalbiga (Luukos 16:15; Rooma 8:27; 1 Korintos 14:25; 1 Tesoloniika 2:4;Muujintii 2:23).b. Waxa loo adeegsaday nolosha ruuxiga ah ee aadanaha (Matayos 15:18-19; 18:35; Rooma 6:17; 1Timoteyos 1:5; 2 Timoteyos 2:22; 1 Butros 1:22).3. Xarunta fikirka nolosha ( Matayos 13:15; 24:48; Falimaha Rasuullada 7:23; 16:14; 28:27; Rooma1:21; 10:6; 16:18; 2 Korintos 4:6; Efesos 1:18; 4:18; Yacquub 1:26; 2 Butros 1:19; Muujintii 18:7;qalbigu wuxuu la xidhiidhaa maskaxda 2 Korintos 3:14-15 iyo Filiboy 4:7).4. Xarunta doonitaanka (Falimaha Rasuullada 5:4; 11:23; 1 Korintos 4:5; 7:37; 2 Korintos 9:7)30

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!