13.07.2015 Views

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

Injiilka Siduu u qoray Bawlos: Rooma - Free Bible Commentary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

2. The New American Standard <strong>Bible</strong> 1995 dib loo habeeyey (NASB)3. The New King James Version (NKJV)4. The New Revised Standard Version (NRSV)5. Today English version (TEV)6. The Jerusalem <strong>Bible</strong> (JB)Sadarada kala qaybsan ma aha qaar la waxyooday. Waa inay sida waajibka ah ay is waafaqsan yihinqoraaladoodu. Marka la bar bar dhigaahyo turjumaadada casriga ah kuwaas oo ka imanaayatujumaado kala duwan iyo fekarado ay leeyihiin kuwa ku xeesha dheer barshada Ilaahay. Imanakawaxa aan awoodnaa inaan baadhi taan kui samayno wax taageeraayan hab ahaan asal kii qoraaladii uuqoraagu ka fekaraayey. Mid kasta oo ka mid ah sadaradan waxa uu xambaar san yahay run aad uweyn. Tana waxa aynu ugu yeedhnaa “Maduuca weedha ama ” “udub dhexaadka farkaradaqoraalada”. Kani waxa uu cadaynayaa fekerka furaha saxa ah ee sheekooyinka. Iyo naxwaha iyo sidaloo turjumo. Mid ayaa waxaa laga yaabaa inaan weligii wax turjumin weligiina aan nu wax wacdiyinamaba barin wax ka yar hal sadar mooyee! Xitaa waxaa lagaaga baahan yahay sadar walba waxa uula xidhiidhaa sadarada kale eek u wareegsan. Tani waa sababta ay sadaradu hab ahaan aynu u kormaro buug waliba bina muhiim u yahay. Waxaa iganu waajiba inaan raacno arrimaha kuwa suurogalka ah sida mawduuca kaas oo khuseeya asal ahaantii wixii loo muujiyey qoraaga.D. Bob Waxa uu inoo sheegay inuu raacaayey aayadaha- si aayada isaga oo ka taxadaraayaturjumaadaha. Tani waxa ay inagu hogaaminaysaa inaan raacno asal ahaan waxa uu ku fekeraayeyqoraagu. Waxa kale oo aad ogaataa inaan ka helaynay akhbaaraadka meelo aad u kala duwan:1. Maraxalada qoraalka2. Taariikhda, dhaqanka, muuqa shada gudaha.3. Naxwaha iyo akhbaaraadka.4. Barasahada erayga5. Muhiimada tusaalooyinka fariintaE. marka aan eegno waxyaabo kala duwan oo qoraadeenan ka mid ah, kuwaas waxa ay ku daabacan yihiinqoraal ahaan New American Standard Version ( 1995) dib u habayntii kuwani waxa ay qab ka ahaayeentujumaano faro badan oo kala degisan kuwaas oo casri ah noocyo badana leh.1. New King James Version (NKJF) kuwaas oo raacaaya qoraalka ay bani-aadanku qoreen. “Qoraalkala helay”2. The New Standard Version (NRSV) kaas oo ah eray ilaa - eray qoraalkaasina waxa uu ka yimiNational council of churches the resaved Standard Version.3. Today English version (TEV) kaas oo ah layaab leh kuna baoon turjumaada lagan a soo turjumayAmerican <strong>Bible</strong> Sociality.4. Jerusalem <strong>Bible</strong> (JB) kaas oo laga soo tujumay luaqada French Catholic kaas oo ahaa mid layaabbadan kuna haboon turjumaada.F. Haddaba kuwa aan awoodin inay ku hadlaan luqada Greek marka aan bar bar dhigno turjumaada luqadaIngriisiga waxa inaga caawinaysaa sidii aan u fahmi lahayn waxa ay tahay dhibaatadu qoraaladeena.1. Qoraadii hore2. Inaan eegno erayga macanihiisa3. Nax wuhu kuwa uu adag yahay qoraalada iyo habkooda4. Qoraaladii beenta ahaa.In kasta oo aan luqada Igriisiga turjumdiisa aanay xalinayn dhibaatada waxa ay u tahay halis meelaha aadka u dhaadheer ee u baahan in badan laga fekro barashadoodaG. Mid walba oo u dhow xidhiidhna la leh cutubka aya marka aan qaadanayno go,aanka su,aalaha ayaa waxaay ina siinayaan inaan fiirino ujeedadeena muhiimada turjumaada eek u saabsan cutubkan.xii

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!