12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ahe) wixii cadaymo ah oo isticmaalkoodu u baahan doona ogolaanshahamaxkamadda (tusaale ahaan cadaymaha dhaqan xumada iyocadaymaha ah wax dadku isu sheegsheegeen) haddii uu dacwadiskadifaacuhu maxkamadda ka sheegto inuusan dembiile ahayn;iyof) wixii warbixino ah ee hadda la heli karo ee ay tahay in lagu daroliiska waxyaalaha aan la isticmaalin.2.4 Haddii laga fekero in ay caawimo noqonayso in qiimayn lagu sameeyoku kalsoonaanshaha markhaati’ cadayn ama in si ka fiican loo fahmocadayn dhinacyo badan leh, waa in uu dacwad-qaadaha si munaasibah loo tababaray oo la ansixiyey sameeyaa waraysi dacwadda ka horah oo uu markhaatiga ula yeesho si waafaqsan Hannaanka hawlgal eekhuseeya.2.5 Waxaanu sidoo kale:a) samaynaa in ay tahay in damiin la diido, iyo haddii ay sidaa tahay,sababaha, ama haddii ay munaasib tahay, shuruudaha ay tahayinuu u-dooduhu maxkamadda ka codsado inay ku xidhaan;b) tilmaanaa in, haddii damiin la bixiyo iyadoo ay dacwad-qaadiddu kasoo horjeedo, inay jiraan xuquud racfaan iyo inay tahay in u-dooduhu isticmaalo iyo in kale;c) aqoonsanaa in kiisku ku haboon yahay in la codsado inmaxkamadda hoose lagu qaado, ama uu yahay mid intaa ka weynoo uu u-dooduhu ay tahay inuu maxkamadda hoose ka codsadoinay u gudbiso Maxkamadda Sare;d) qeexnaa wixii qirasho dembiyo kale ah oo la aqbali karo, ama waxayqirashadu ku salaysan tahay, anagoo ka taxaderayna in aanuhubino in maxkamaddu qaadi karto xukun u dhigma int aay leegtahay weynaanta falka dembi, gaar haan marka ay jiraan waxyaaloarinta sii adkaynaya; iyoe) aqoonsanaa wixii amarro ah ee ay tahay in u-dooduhu uumaxkamadda weydiisto, si uu ugu kordhiyo xukun-ku qaadiddadacwad-iska difaacaha.2.6 Haddii uu gao’aanku noqdo inaan dacwad la qaadin, dacwad-qaaduhuwuxuu sheegayaa dhinacyada dembiga ee aan la cadayn karin,sababaha aan loo cadayn karin, ama , markii ay munaasib tahay,sababta aan dacwad-ku qaaidid loogu baahnayan danahadadweynaha.10

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!