12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ahwadajir ah ula isticmaalaya warbixinahayaga waxqabad ee daabacan, si ay uqiimeeyaan sida uu yahay waxqabadkayagu.Heerarku waxaa taageera dukumeentiyo ka faahfaahsan, oo ka hadlayadhamaan dhinacyada kale duwan ee shaqadayada, oo ay ka mid yihiin kuhagidda sida wax looga qabto noocyo falal dembi oo gaar ah. Inta badandukumeentiyadaas waxaa laga heli karaa boggayaga internet-kawww.cps.gov.uk ama in la dalbado (faahfaahin ka eeg jeldiga xagga dambe).Waa muhiim in la ogaado in adeegga dacwad-ku qaadiddu uu leeyahaywaajibaad qarsoodinimo oo la xidhiidha dukumeentiyada qaarkood oo lagatixraaco heerarka gudahooda; tusaale ahaan, qoraalada xafidan eego’aanada xukun ku qaadid ee lagu sheegay heerka 2 gudahiisa.Heerarku waxaa sidoo kale taageera tiro qaabab daabacan oo adeeg-bixinah, oo qoondayn doona waxqabadka la filayo ee la xidhiidha heer walba.Qaababkaasi waxay isticmaalaan xog waxqabad oo ay si joogto ah uururiyaan adeegga dacwad-qaadiddu. Wixii qaabab cusub oo waxqabad ahwaxaa loo qiimayn doonaa si taxader leh, si loo hubiyo inay bixiyaan dariiqsaxan oo kharash yar oo loo qiimeeyo waxqabadka. Waxaanu si joogto ahdadweynaha ugu soo gudbin doonaa waxqabadkayaga la xihdiidhaqaababkaas.Heerarku waxay muhiimada lama huraan ah u leeyihiin adeegga dacwad-kuqaadidda. Waxay nagu hagaan isku dubarididda hawlgaladayada iyoqorshaynta hanaanka iyo qaab-hawleedka taageera shaqadayada. Waxaanufilaynaa in shacabku nagala xisaabtamaan haddii aanu ku guuldaraysanobixinta adeegga loo tilmaamay, waxaanuna guulahayaga dacwad-qaadayaalahaan si joogto ah ugu cabiraynaa awoodayada bixinta heerarkaa tayada leh.Mid kasta oo ka mid ah 12 heerar ee dukumeentigaan wuxuu daboolayaaqayb gaar ah oo shaqadayada ka mid ah. Liis ah heerarka ayaa ku qoranboggaga 6 iyo 7. Waxa ay xambaarsan yihiin waxaa lagu qoray bogaga soosocda.Waxaanu si joogto ah dib-uga fiirsi ugu samayn doonaa heerarka, si aanu uhubino inay sii wadaan inay tilmaan ka bixiyaan adeeg xuduneed oo tayo leh.Waxaanu sidoo kale ku kordhinaa markii aanu aqoonsano qaybo kale ooheerarka muhiim ka dhigi doona.5

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!