12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ahd) Si guud maxkamadda uga caawiyaa hanaan-hawleedka xukunqaadidda,isagoo dareenka maxkamadda u soo jeedinaya wixiikhuseeya ee sharci la bixiyo ah, hagayaasha xukun qaadidda iyohagayaasha kiisaska, oo ay ku jiraan inuu u tilmaamo xaaladdaha,sida haddii uu falka dembi ahaa Dembi Asal-nacayb , haddii uusharcigu maxkamadda uga baahan yahay inay ku baaqdo wixiikordhin xukun ay qaaday ah; iyoe) u-doodaha waxaa sidoo kale laga yaabaa inuu maxkamadda kacaawiyo inuu qeexo, isagoo ticraacaya arimaha ku qoran tuducdaqoraal ee 9.3 iyo 9.5, cabirka noocyada xukun ku qaadid ee uu falkadembi ee markaa taagani hoos imaanayo.9.6 Intaa waxaa dheer in u-dooduhu uu maxkamadda ka dalban doono inaydembiilaha ku amraan inuu bixiyo dhamaan ama qayb ka mid ahkharashkii kiiska kaga baxay maxkamadda, ilaa mooyee inay jirtosabab wanaagsan oo aan sidaa loo samaynayn.9.7 Dacwad-ku qaadiddu ma laha awood ay racfaan kaga qaataanxukunada. Laakiin tiro kooban oo kiisas Maxkamadda Sare ah,Qareenka Guud wuxuu xukunka u gudbin karaa MaxkamaddaRafcaanka inuu ahaa mid debecsanaan aan caadi ahayn ah –haddiiaynu si kale u sheegno, inuu xukunku yahay mid ka baxsan heerka uuxaakim si macquul ah ugu arki lahaa inuu yahay munaasib. Sida uguhoraysa ee suurtogalka ah ee xukunka ka dib ah, waxaanu kugo’aansanaa in aanu ka codsanao Qareenka Guud inuu sidaasameeyo. Qareenka Guud wuxuu sidoo kale ka fiirsanayaa bedel uuisagu iskuu u sameeyo ama uu dhibanuha ama xubin dadweynah ahika codsado. Haddii uu Qareenka Guud gao’aan ku gaadho inuu bedeloxukuna, waa inuu sidaa ku sameeyaa 28 maalmood gudahood.9.8 Sarkaal Daryeel Markhaati ayaa ogaysiiya wixii dhibanayaal iyomarkhaatiyo ah xukunka ay maxkamaddu qaaday, isagoo kuogaysiinaya mudo wakhti gaaban ah gudaheed, oo ay ku jiraansharaxaad ah waxa uu xukunka macnihiisu yahay oo ku qoran luuqadsi fudud loo fahmayo.Hanaanka hanti kala wareegidda dembiga9.9 Marka uu eedaysane ama dacwad-iska difaace uu kiisaska qaarkoodfaa’iido ka helay dembiga uu galay, ayna jirto cabsi laga qabo inuuisticmaalo ama ka takhaluso hantida, waxaanu xaakimka kacodsanaynaa inuu sameeyo Amar Xakamayn, oo uu ku sameeyomuddo wakhti gaaban ah oo ka bilawda marka ay booliiska ama dembibaadhayaashakale codsadaan, si looga ilaaliyo in eedaysanaha amadacwad-iska difaacuhu uu isticmaalo ama ka takhaluso. Waxaanusidoo kale booliiska ama dembi-baadhayaasha kale u sheegnaa markaaanu ka fekerayno in Amar Xakamayn laga yaabo inuu yahaymunaasib. Sida ugu dhakhsaha badan ka dib marka la sameeyo32

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!