12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ahHeerka 3Waxaanu isticmaali doonaa xal-gaadhid maxkamadda ka baxsan, taasoo ah dacwad-qaadidda laga maarmo, marka ku haboon, in dhibanahaloo helo maqdhaw degdeg ah, dembiilahana akhlaaq wanaagsan lagusoo celiyo ama la ciqaabo.3.1 Marka la gaadho go’aan ah inay jirto cadaymo ku filan in dacwad-kuqaadid la aqbalo, waxaanu ka fekeri doonaa inay jirto xal-daadhidmaxkamadda ka baxsan oo munaasib ah oo lagaga maarmi karodacwad-qaadidda, oo ku haboon inta ay leegtahay weynaanta iyocawaaqibka ka dhashay falka dembi, daboolaysana ujeedooyinkaakhlaaq wanaagsan ku soo celinta, magdhawga iyo ciqaabidda.3.2 Inta uu booliiska iyo dembi-baadhayaasha kale ay iyagu ku hawlanyihiin xal-gaadhid maxkamadda ka baxsan oo gaar ah, waxay u baahanyihiin ansixin ay ka helaan dacwad-qaade ka hor inta aanay dembiilesiin digniin sahlan 4 , oo ay ka siiyaan dembi khatar ah, oo haddii xukunlagu qaadi lahaa ay u hawlgeli lahayd Maxkamadda Sare oo keliya.Waxaanu dembiyadaas digniino u ansixinaa xaaladdo gaar ah ookeliya. Waxaa sidoo kale laga yaabaa in aanu booliiska ku jihayno inuukiisas kale siiyo digniin sahlan, haddii uu dembiilahu si toos ah u qirtaydembigiisa ama uu soo jeediyey, tusaale ahaan samaynta OgaysiisGanaax qas/Fawdo (Penalty Notice for Disorder). Hase yeeshee,samaynta Ogaysiis Ganaax qas/Fawdo waa go’aan uu booliisku iskaleeyahay.3.3 Booliiska iyo dembi-baadhayaasha kale waxay sidoo kale u baahanyihiin ansixin ay ka helaan dacwad-qaadaha ka hor inta aanay bixindigniin shuruudaysan. Digniinta shuruudaysan waxaanu qornaashuruudaha ay tahay in dembiiluhu ku dhaqmo.3.4 Marka la go’aaminayo in la bixiyo digniin sahlan ama digniinshuruudaysan, waxaanu xisaabta ku darnaa arimaha ah danahadadweynaha ee ku qoran Hanaanka Dacwad-qaadayaashaMaxkamaddeed gudahiisa, gaar ahaan fekradaha dhibanaha, iyohagaha lagu bixiyey Hagaha Agaasimaha ee Digniin-bixintaShuruudaysan iyo Wareegtooyinka khuseeya ee Wasaaradda ArimahaGudaha (Home Office Circulars).3.5 Marka la go’aaminayo in la bixiyo digniin shuruudaysan, waxaanu sidookale xisaabta ku darnaa:a) in ay jirto fursad uu dembiiluhu ku sixi karo wixii uu sameeyey, intiimaxkamad la soo taagi lahaa. Tusaale ahaan, waxaa laga yaabaa4 Dembiilayaasha da’yarta ah lama siin karo digniin sahlan. Hase yeeshee, waxaa la siin karaa Canaanama Digniin kama dambays ah. Si munaasib ahaan ah ayaanu kelmadda digniin Heerarkan gudahoodaugu isticmaalaa iyadoo sidoo kale qaybahaas la ticraacayo. Dembiilayaasha da’yarta ah waxaa lagayaabaa in la siiyo digniin shuruudaysan.11

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!