12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ahHeerka 10Waxaanu ka fekeri doonaa in aanu isticmaalo xuquuqdayada racfaanka,marka aanu aaminsanahay in maxkamaddu samaysay go’aan sharci ookhalad ah.10.1 Dacwad-ku qaadiddu waxay leedahay xuquuq racfaan oo xadidan.Waxaanu go’aan ku gaadhnaa in aanu racfaan ka qaadano go’aanomaxkamadeed xaaladdaha soo socda:a) isla markiiba, kiisaska khatarta ah ee xeer-ilaaliyayaalmaxkamaddeed bixiyaan damiin, anana aanu u aragno in dacwadiskadifaacaha ay tahay in xabsi lagu hayo inta uu XaakimMaxkamadd Sare dib uga fiirsanayo damiinta;b) 24 saacadood gudahood, oo uu ansixiyey Madaxa DacwadqaadahaMaxkamadda Sare ama Madaxa Qaybta Saldhigyada ee laxidhiidha, marka uu xaakim kiis joojiyo ka hor inta aan loo ogolaan ingudi garwadeeno ay cadaymaha u fiirsadaan, si kiiska ayMaxkamadda Racfaan dib uga fiirsato sida ugu dhakhsaha badanee suurtogalka ah; iyoc) mudo wakhti xadidan gudaheed ah ka dib marka xukunka kiisaskacabirka xadidan ah, halkaas oo aanu Qareenka Guud ka codsano inxukunka loogu gudbiyo Maxkamadda Racfaanka inuu yahay mid aydhici karto inuu noqdo mid qafiif/debecsanaan aan munaasib ahaynah. Waxaanu sidoo kale kiiska u gudbinaynaa Qareenka Guudmarka uu qof nala soo xidhiidho isagoo odhanaya in ay aaminsanyihiin in xukunku yahay mid qafiif/debecsanaan aan munaasibahayn ah, ilaa mooyee aanu anagu u aragno in aanu ahaynqafiif/debecsanaan aan munaasib ahayn, marka aanu qofka aykhusayso ogaysiino xuquuqdiisa ama xuquuqdeeda cabasho si toosloogu sameeyo Qareenka Guud. Waxaanu sidoo kale ogaysiinaadhibanaha ama qoyskiisa xuquuqdooda ah inay Qareenka Guud sitoos ah uga codsadaan inuu xukunka u gudbiyo MaxkamaddaRacfaanka.10.2 Waxaanu sidoo kale ka fiirsanaa in aanu isticmaalo racfaano kale oogaar ah, marka aanu aaminsanahay in aan maxkamaddu ku dhaqminhanaan-hawleedkii saxda ahaa, samaysay go’aan si aad ah u khaldan,ama uu sharcigu u baahan yahay inay maxkamadda sare kale cadayso.10.3 Marka uu dacwad-iska difaace racfaan ka qaato go’aanmaxkamaddeed, waxaanu qoondaynaa u-doode anaga na metela amamaxkamadda caawiya, filitaanka racfaano laga qaato xukunada eeMaxkamadda Racfaanka gudaheeda, marka aanu hor imaan doonohaddii ay jiraan sababo kelifaya in aanu sidaa samayno.10.4 Marka ay Maxkamadda Racfaanku samaysay ga’aan, aanunadoonayno in aanu go’aanka racfaan kale ka sii qaadano, waxaanu34

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!