12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ahHeerka 4Waxaanu dacwad-iska difaacayaasha u diidi doonaa damiin markii aytaasi munaasib tahay, anagoo si gaar ah xisaabta ugu darayna khatartaku imaan karta dhibanayaasha iyo dadweynaha.4.1 Dhamaan dacwad-iska difaacayaashu waxay xaq u leeyihiin damiin,ilaa mooyee in la helo mid ama wax ka badan oo ah sababo gaar ah oodamiinashada loogu diido 5 .4.2 Kulan dhagaysi maxkamaddeed oo walba, u-dooduhu wuxuu kafekeraa in ay jiraan sababo damiinashada loo diido, ama inuumaxkamadda ka codsado inay shuruudo ku xidho damiinashadadacwad-iska difaacaha.4.3 Marka aanu ga’aankan gaadhayno waxaanu xisaabta ku darnaa:a) in uu falka dembi yahay mid ka mid ah tiro dembiyo ah oo ay tahayinay jirto xaalad khaas ah ka hor inta aan dacwad-iska difaacaha looogolaan damiin;b) nooca iyo quwada ay leedahay cadaynta dacwad-iska difaacahalaga hayaa;c) inta ay leegtahay weynaanta falka dembi ee lagu soo oogay;d) falalkii dembi ee uu dacwad-iska difaacuhu haore u galay, oo ay kujiraan taariikhdiisii hore ee u hogaansamidda damiinta;e) in uu dacwad-iska difaacuhu wakhtigan hadda ahba ku jiro damiinfalal dembi oo kale;f) wax taariikh hore oo cabashooyin noocan oo kale ah;g) wax warbixino ah oo muujinaya inay u badan tahay dacwad-iskadifaacuhu uu faragelin ku samayn doono markhaatiyada amacadaymaha; iyoh) wixii kale ee laga og yahay dacwad-iska difaacaha, sida baadhitaandaroogo oo lagaga qaaday saldhiga booliiska.4.4 Xiliga Dood-maxkamaddedka, U-dooduhu wuxuu sameeyaa sababogaar ah oo aanu damiin kaga soo horjeesano ama ku dalabno inshuruudo lagu xidho, wuxuuna sameeyaa warbixinaha la heli karo ee5 Waxaa jira sadex sababood oo waaweyn, kuwaas oo lagu soo koobi karo inay jiraan sababo aad ah oolagu aamino in dacwad-iska difaacahu, haddii damiin lagu sii daayo: uu ku guuldaraysanayo inuuxabsiga isu dhiibo; fal dembi sameeyo inta uu mudada damiinta ku jiro; ama uu faragelin ku sameeyomarkhaatiyada ama uu haddii kale cadaaladda is hortaago, ama isaga hala xidhiidho ama qof kale.13

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!