12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ahsiiyo inay dembiilaha xukunku qaado imaantin dambe oo uumaxkamadda yimaado la’aanteed.5.4 Marka dacwad-iska difaace qirto dembiilenimo, u-doodayaashu:a) waxay maxkamadda u qeexaan xaqiiqooyinka kiiska, oo ay ka midyihiin, markii ay munaasib tahay wax muuqaal ahaan ah oo duubaniyo Qoraalkii Shakhsiyeed ee Dhibanaha, si ay u qaadaan xukun sibuuxda u muujinaya khatarnimada falka dembi;b) waxay dareen iyo fiiro u soo jiidaan wixii xukuno hore ah iyo, markiiay munaasib tahay, digniino sahlan ama digniino shuruudaysan ooqoraal ahaan looga hayo dembiilaha 7 ;c) waxay hubiyaan in ay maxkamaddu ka warqabto awoodaheedaxukun ku qaadid, oo ay ku jiraan wixii xukun ama amar ah ee ay ubaahan tahay inay sharci ahaan qaado; iyod) waxay maxkamadda ka codsadaan inay ka fekerto wixii munaasibah ee amaro kabid ah sida magdhaw ama Amar DhaqamadaBulshada Dhibka ku ah ama Amar Xakamayn, oo laga yaabo inuukoobo awooda dembiilaha ee uu kustaqbalka ku samaynayo falkademb. Waxaa laga yaabaa in aanu wax intaa ka badan oo kusaabsan doorka dacwadqaadaha ee qaab-hawleedka xukun kuqaadidda ku qorno heerka 9 gudahiisa.5.5 Marka maxkamadda hoose dembiile u gudbiso Maxkamadda Sare sixukun loogu qaado (sababta oo ah inay aaminsan yihiin in xukunka ugusareeya ee ay ku qaadi karaan uu yahay mid aan ku filayn), waxaaMaxkamadda Sare loo diraa nuqulo cadaymaha ah iyo liis ah wixiixukunno ah, digniinno sahlan ama diniinno shuruudaysan oo laga qoraydembiilaha, si xaakimku uu u diyaarin karo kulanka maxkamaddeed eexukun ku qaadidda.5.6 Haddii uu dacwad-iska difaacuhu muujiyo in uu doonayo inuu aqbaloqirasho dembiilenimo, kiiskuna uu yahay mid loogu hawlgeli karomaxkamadda hoose ama Maxkamadda Sare, u-doodaha ayaamaxkamadda ogaysiiya in dacwad-ku qaadidda lagaga fekerayo inkiisku uu ku haboon yahay inay iyagu u hawlgalaan, ama uu intaa kaweyn yahay oo ay tahay in loo gudbiyo Maxkamadda Sare si halkaadacwadda loogu qaado.5.7 Haddii ay noqoto in kiiska lagu qaado Maxkamadda hoose, u-dooduhu:7 Xeerarkaas waxaa ansixiyey Hogaanka Madaxa Cadaaladda ( Lord Chief Justice) oo la xidhiidhadariiqa ay tahay inay dacwad-qaadayaasha iyo kooxda dacwad-iska difaacu kiisaska u diyaariyaan iyosida ay tahay in maxkamaddu kiisadka u maamusho. Waxaa laga heli karaa bogga internet-ka eeWasaaradda Cadaaladda (Ministry of Justice) (www.justice.gov.uk) ama TSO Orders/Post CashDepartment, The Stationery Office, PO Box 29, NorwichNR31GN.16

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!