12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ah5.25 Waxaanu su’aasha ah soo bandhigidda ku samaynaa dib-uga fiirsashojoogto ah, inta uu kiisku socdo oo dhan, iyo markaa ka dibba, haddii lahelo warbixino cusub oo laga yaabo inay carqaladdeeyaan kiiskadacwad-ku qaadidda ama ay taageeraan kiiska dacwad iska difaaca.Waxaanu mar kale ka fekernaa go’aanada soo bandhigidda, marka aykooxda dacwad-iska difaaciddu noo sheegaan kiiskooda, oo ay ka midyihiin in booliiska ama dembi-baadhayaasha kale ay ka hadlaanwarbixinaha laga hely kooxda dacwad-iska difaaca.Xadidaadaha mudooyinka xabsiga5.26 Dacwad-iska difaacayaasha waxa lagu hayn karaa xabsi inta la sugayou gudbinta kulan-doodeedka maxkamaddeed mudo kooban oo keliyailaa haddii mooyee ay maxkamaddu aqbasho in wakhtiga la kordhiyo.5.27 Haddii Dacwad-iska difaace xabsi la geeyo, u-dooduha kulandhegaysigamaxkamaddeed ee ugu horeeya iyo wixii kulan-dhegaysikasta oo ka dambeeya ah, wuxuu maxkamadda ugu baaqi doonaataariikhda uu ku eg yahay wakhtiga xabsiyidda ee la xidhiiidha.5.28 Waxaanu warbixintan ku qornaa faylkayaga kiiska, dabadeednawaxaanu qoraal ahaan ugu xafidnaa taxanahayaga xadidaadahawakhtiyada xabsiyidda.5.29 Waxaanu mudnaan kala siinaa diyaarinta kiisaska xabsiyidda, si aanu uhubino in kulan-doodeedka maxkamaddu ee gudbintu ku bilaaban karowakhtiga xadidaada ee xabsiyidda gudaheeda, ama in aanu odhankaro in aanu ku hawlgalay si ay ku dheehan tahay il-dheergaradnimoiyo hawlqabad haddii ay daruuri noqoto in maxkamadda laga codsadoinay kordhiso wakhtiga la xadidey.5.30 Waxaanu dib-uga fiirsi ku samaynaa taxa mudooyinka wakhti eexadiddan ee xabsiyidda iyo hanaankayaga maaraynta kiisaka eekumbiyuutarka ku salaysan si aanu ugu fiirsano marka uu wakhtixadiddan oo xasiyid ay soo dhowdahay. Maamula sharci oo la soomagacaabay ama dacwad-qaade derajo sare leh ayaa ugu yaraanisbuuciiba mar ka fiirsada wixii kiisas ah ee ay baadhitaanadaasiaqoonsadaan. Wakhti xadiddan gudahiis oo ah ka hor inta aanmudadaasi dhamaan, waxaanu maxkamadda iyo kooxda dacwad-iskadifaaca u dirnaa ogaysiis haddii ay u muuqato in aan kiisku bilaabanaynwakhtiga xadiddan gudahiisa, si maxkamaddu ugu fekerto in la bixiyokordhin iyo in kale. Waxaanu bixinaa sidii ay dhacdooyinku u kalahoreeyeen, si aanu caawimo maxkamadda uga siino inay dacwad-kuqaadiddu u hawlgashay si ay ku dheehan tahay il-dheergaradnimo iyohawlqabad5.31 Maamulayaasha ayaa u fiirsada cabashooyinka hanaanka isbuucwalba, oo balanqaad qoraal ah oo ku saabsan hanaanada lagushaqaynayo siiya Madaxa Dacwad-ku qaadidda Maxkamaddeed.23

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!