12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ahtaageeraya sabab walba, oo ay ku jiraan wixii welwel ah ee uudhibanuhu ka qabo in dacwad-iska difaacaha damiin lagu sii daayo.4.5 Hadii uu dacwad-ku qaadiddu leeyahay xuquuq racfaan oo uu ka qaatobixin damiin (tani waa marka uu falka dembi xambaardan yahay xukunlaga yaabo inuu noqdo xabsi), waxaa xiligaa ka hor go’aan kagaadhnaa in khatarta ku imaan karta dhibanaha ama dadweynaha ayabuurayso in racfaan laga qaato haddii ay maxkamadda hoose bixisodamiin. Haddii ay maxkamadda hoose bixiso damiin kiis aanugo’aaminey inay munaasib tahay in racfaan laga qaato, u-doodahaayaa isla markiiba ogaysiis maxkamadda siiya, ogaysiiskaas oo ah inaanu doonayno in aanu rafcaan qaadano, si dacwad-iska difaacahaxabsiga loogu sii hayo inta dacwadda racfaanka laga dhegaysanayo.4.6 Dacwad-iska difaacayaashu waxay xaq u leeyihiin inay xaakim racfaanula qaataan joojin damiin ama ku shuruudo ku xidhid ay maxkamaddahoose ku soo rogtey. Waxaanu tagnaa kulan-dhegaysi maxkamddeedoo racfaan oo kasta, si aanu u hor istaagno dalabka ama usoo jeedinoshuruudaha munaasibka ah, haddii uu xaakimku go’aansado inuubixiyo damiin ama uu bedelo shuruudaha hore u jirey.4.7 Marka dacwad-iska difaace maxkamadda loogu soo celiya inuu jebiyeyshuruudihii damiinkiis ama ay sarkaal booliis ula muuqatay inay ubadan tahay inuu jebinayo shuruudihiisii, u-dooduhu wuxuu xog-ugudbin u sameeyaa maxkamadda hoose, taas oo ku saabsan indamiinka laga joojiyo ama shuruudaha la bedelo.4.8 U-dooduhu wuxuu qoraalo faahfaahsan ka sameeyaa faylalka kiiska,isagoo samaynaya in aanu damiin ka soo horjeedno iyo in kale, iyohaddii ay sidaa tahay, sababaha aanu soo gudbiney ee aanu damiinkaku diidanahay ama aanu ku raadinayno shuruudo lagu xidho, iyo wixiisoo gudbin ah ee ay kooxda dacwad-iska difaacuhu ka sameeyeen.Tani waxay naga caawisaa ina aanu wax ka qabano ferer-soojeedinaha dambe ee in xaaladda isbedel ku yimaado, isbedeladaas oolaga yaabo inay u gogol-xaadho bixinta damiinka ama fududayntashuruudaha damiinka, iyo in la aqoonsado wixii difaac ah ee ay ubadan tahay in isbedelka/lada laga sameeyo.14

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!