12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ahc) samaynaa wixii dhamaystirid marka ugu dambaysa ah oodukumeentiyo loogu baahan yahay go’aano maxkamaddeed oodoodo sharciyeed.6.6 Haddii dacwad-iska difaacaha la xukumo, u-doodaha dacwad-qaadidduwuxuu garwadeenada maxkamdda ama xaakimka ka caawiyaahanaan-hawleedka xukun-ku qaadidda, iyo markii ay noqoto in xukunkala hakiyo, go’aanada ku saabsan in dembiilaha xabsiga lagu sii hayointa xukunku dhacayo iyo in kale. Waxaanu wax intaa ka badan oo kusaabsan doorka dacwad-qaadaha ee xukun-ku qaadidda ku sheegnaaheerka 9 gudahiisa.U hawlgelidda bixinaha qirashooyin dembiilenimo 136.7 Dacwad-iska difaacayaal badan waxay sameeyaan qirashodembiilenimo oo ah qaar ka mid ah tiro dembiyo ah, dembi ka duwan,ama mid ku salaysan qayb gaar ah oo ka mid ah dhacdoodyin. Tanibadanaa waxay dhacdaa marka ugu dambaysa, inta badan wax yar kahor marka ay tahay inuu kulan-doodeedka maxkamaddu bilawdo. Markasta oo ay dhacdo, waxaanu:a) waxaanu xisaabta ku darnaa marka aanu marka aanu go’aan kagaadhayno inay tahay danaha dadweynaha in qirashada la aqbalo,wixii fekero ah ee uu dhibanahu soo jeediyo ama qoyskiisu soojeediyo;b) hubinaa in maxkamaddu ay qaadi karto dembi u dhigma inta ayleegtahay weynaanta falka dembi, iyadoo xisaabta lagu darayotferadaha laga qaadanayo qirashada la soo jeediyey ee helitaankaamarro kabideed oo munaasib ah. Waxaanu hubinaa inaansababaha loo soo jeediyey qirashada aanay ku salaysnaynxaqiiqooyin wax luminaya ama been ah aanayna dhibaato ku ahayndanaha dhibanaha. Haddii aan heshiis laga gaadhi karin sababahaqirashada, waxaa laga yaabaa in u-dooduhu maxkamadda kacodsado inay cadaymaha dhegaysato si ay go’aan uga gaadhosababaha dembiilaha xukunka loogu qaadayo; iyoc) in aanu hubino wixii sababo laysla ogolaaday ee qirasho ah in laqoray, oo ay saxeexeen u-doodayaasha kooxda dacwad-iska difacaiyo dacwad-qaadiddu.13 Hagayaasha Qareenka Guud ee Aqballidda Qirashada iyo Doorka Dacwad-qaadaha ee HanaanhawleedkaXukun ku qaadidda waxay maxkamaddaha, dacwad-qaadayaasha iyo qareenada dacwadiskadifaaca siiyaan gahitaan faahfaahsan oo arimahan ah. Waxaa laga heli karo bogayaga internetkawww.attorneygeneral.gov.uk ama in la codsado (faahfaahin ka eeg jeldiga xagga dambe).26

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!