12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ahXubnaha adeegga dacwad-qaadistu waa inay noqdaan kuwo dhexdhaad,cadaali ah oo madaxbaan ahaadaan, kuna salaysan xaqiiqada kiiska. Waa inaanay ogolaan in wax ra’yi shakhsiyeed ah oo la xidhiidha asliyadda amameesha uu qof ka soo jeedo, jinsiga, kala dhantaalnaan, cimriga diinta amacaqiidada, ra’yiga siyaasaddeed, dookha galmo, ama aqoonsiga jinsiyeed eeeedaysanaha, dhibanaha ama wax markhaati ah ay saamayn ku yeelatogo’aanadooda ama hawlgaladooda. Waa inay sidoo kale qaderin u hayaanwaajibaadka sharciyeed ee ururada dadweynaha si loogu ololeeyo sinaantaasliyadda, kala-dhantaalnaanta iyo jinsiga, marka la samaynayo go’aanodacwad-ku qaadid.Heerarkan gudahooda, erayga eedaysane (suspect) waxaa loo isticmaalayaainuu tilmaamo qof aan weli ahayn mid lagu qaaday hanaan-hawleed dembi oorasmi ah; erayga dacwad-iska difaacayaasha (defendant) waxaa looisticmaalayaa qof la xukumay ama sharciga la hor keenay; erayga dembiile(offender) waxaa loo isticmaalayaa inuu tilmaamo qof qirtay dembi uu galayoo u sheegay sarkaal booliis ama dembi-baadhe kale ama dacwad-qaade,ama ay maxkamadda sharciga ah ku heshay dembi.Buug-yaraha Heerarka Tayo ee Xuddunta ah (<strong>Core</strong> <strong>Quality</strong> <strong>Standards</strong>booklet) waa mid ka mid ah labo dukumeenti oo la soo bandhigay oo aydadweynuhu heli karaan, oo sharax ka bixinaya ujeeddada iyo shaqadaadeegga dacwad-qaadidda. Kan labaadna waa Hannaan DacwadqaadayaashaMaxkamadeed (Code for <strong>Crown</strong> Prosecutors). Hannaanka ookeliya ayaa sharcigu soo saaray. Labadaasi marka laysku daro, waxaydadweynaha ogaysiinayaan waxa ay dacwad-qaadayaashu sameeyaan; sidaay u gaadhaan go’aannadooda; iyo heerka adeeg ee adeegga dacwadqaadiddau heelan yahay inuu siiyo mid kasa oo ka mid ah dhinacyadamuhiimka ah ee shaqadiisa.Buug-yaraha Heerarka Tayo ee Xuddunta ah iyo Hannaanka waxaa laga helikaraa rugaha wada xidhiidh ee lagu taxay jeldiga dambe ee buug-yarahan.2

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!