12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ahHordhacDoorka iyo ujeedada asalka ah ee CPS iyo RCPO waa in la ilaaliyobadbaadada dadweynaha, gargaar la siiyo dhibanayaasha iyo markhaatiyadaiyo in cadaalad la soo bandhigo.Ilaalinta badbaadada dadweynaha: dacwad-qaadayaal ahaan, waxaanuleenahay door muhiim ah oo aanu ka ciyaarno hoos u dhigidda dembiyada iyoilaalinta badbaadada dadweynaha. Waxaanu ahaan doonaa kuwo muuqdaoo mas’uuliyaddi saran tahay; wakiilo ah oo ka kooban asliyaddo badan ookala duwan. Waxaanu bulshada aanu u adeegno ugu hawlgeli doonaa sifuran oo daacad ah. Go’aanadayada waxaa warbixin ku yeelan doonawelwelada dadweynaha.Gargaar la siiyo dhibanayaasha iyo markhaatiyada: waxaanu awoodsiinaynaa, dhiirigelinaynaa oo gargaar u fidinaynaa ka qaybqaadashadawaxtarka leh ee dhibanayaasha iyo markhaatiyadu ay ka qaybqaadanayaandhamaan marxaladaha hanaanka cadaaladda dembiyada.Cadaalad la soo bandhigo: waxaanu hubin doonaa in dadka saxda ahi aywakhti sax ah gaadhaan go’aanada saxda ah ee ku saabsandacwad-kuqaadidda. Waxaanu si cadaalad ah, munaasib ah oo adag wax ugaqabanaynaa hab-dhaqanada falalka dembi iyadoo la isticmaalayo dariiqa uguwaxtarka badan uguna wax-ku-oolsan, oo ah dariiq aan qarsoodi ahayn, sidadweynahu u fahmaan sababaha go’aanada loo gaadhey. Waxaanucaawimo ka geysan doonaa in hanaanka maxkamaddeed laga dhigo mid ahheerka ugu sareeya ee waxtar iyo wax-ku-oolnimo ee suurtogalka ah.Waxaanu ixtiraami doonaa oo ilaalin doonaa xuquuqda bini-aadamka eedhamaan dadka ay go’aanadayadu saamayn ku yeeshaan, oo ay ka midyihiin dhibanayaasha, markhaatiyada, eedaysanayaasha iyo dacwad-iskadifaacayaasha.3

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!