12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ahHeerka 5Waxaanu kiisaskayaga u diyaarin doonaa si dhakhso ah oo waafaqsanXeerarka Qaab-hawleedka Dembiyada 6 , si qirasho dembiilenimo loosamayn karo fursadda ugu horaysa, dacwaddo maxkamadeed oocadaalad ahina ay u dhici karaan taariikhihii loo qoondeeyey.Kulan-dhegaysiga maxkamaddeed ee ugu horeeya ee maxkamadahahoose5.1 Dhamaan dacwad-iska difaacayaashu waxaa marka ugu horaysa lasoo taaga maxkamadda hoose.5.2 U-doodayaasha ayaa kulan-dhegaysiga ugu horeeya diyaariya iyagoo:a) ka fekeraya go’aanka xukun qaadid iyo tilmaamaha iyo in wax dibugafiirsi kale oo kiiska lagu sameeyo ah loo baahan yahay;b) marka uu kiiska xukunkiisa booliisku sameeyey, iyagoo ku qanacsanin xukunku yahay mid munaasib ah oo la cadayn karo, dacwad-kuqaadiddana loogu baahan yahay danaha dadweynaha;c) haddii uu booliisku damiin diiday, iyagoo go’aan ka gaadhaya in laraadsado xabsi ku hayn ama shuruud munaasib ah oo lagu xidhodamiinta dacwad-iska difaacaha;d) diyaarinaya wixii loo soo bandhigayo maxkamadda diidan damiintaama la xidhiidha ku soo rogidda shuruudo damiineed; iyoe) qaadaya talaabooyin si loo hubinayo in horumar laga samayn karokiiska iyo in laga fogaado wixii hakaddo aan loo baahnayn ah, sidain la hubiyo in kooxda dacwad-iska difaacaha iyo maxkamadduheleen faahfaahintii hore ee kiiska dembiga lugu qaadayo.5.3 Wakhti wanaagsan ka hor inta aan maxkamaddu bilaaban, ayaa u-doodayaashu isu diyaariyaan inay la kulmaan la-taliyayaasha sharci eemaxkamadda, qareenada dacwad-iska difaacuha iyo sarkaalo ka socdaAdeegga Damaanadda Shuruudaysan ama Adeegga DembiilayaashaDa’yarta si loo aqoonsado kiisaska ay u badan tahay inay ka soo baxdoxukun dembiilenimo, si marka ay suurtogal tahay, warbixinno xukunkaka hor ah loo diyaarin karo maalintaas, si maxkamadda awood loogu6 Xeerarkaas waxaa ansixiyey Hogaanka Madaxa Cadaaladda ( Lord Chief Justice) oo la xidhiidhadariiqa ay tahay inay dacwad-qaadayaasha iyo kooxda dacwad-iska difaacu kiisaska u diyaariyaan iyosida ay tahay in maxkamaddu kiisadka u maamusho. Waxaa laga heli karaa bogga internet-ka eeWasaaradda Cadaaladda (Ministry of Justice) (www.justice.gov.uk) ama TSO Orders/Post CashDepartment, The Stationery Office, PO Box 29, NorwichNR31GN.15

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!