12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ahAmarka waxaanu nuqul amarka ah u dirnaa eedaysanaha amadacwad-iska difaacaha iyo ururada la xidhiidha, sida bangiyada iyoiskaashatooyinka bulshada, kuwaas oo awood u leh inay joojiyaan in uueedaysanaha ama dacwad-iska difaacuhu isticmaalo hantida.Marmarka qaarkood, waxaanu booliiska ama dembi-baadhayaashakale ka codsanaa inay tan iyagu noo sameeyaan.9.10 Waxaanu ka fekernaa in kiisaska kale ee aanu ka helo booliiska amadembi-baadhayaasha kale laga yaabo inay ku haboon yihiin qaabhawleedhanti la wareegid oo la xidhiidha dembiga dacwad-iskadifaacaha. Haddii uu kiis u muuqdo inuu yahay mid ku haboon,waxaanu isla markiiba booliiska ama dembi-baadhayaasha kaleweydiinaa inay soo ogaadaan in uu leeyahay hanti ku filan inmaxmadda laga dalbo in hantida lala wareego.9.11 Marka dacwad iska difaace la xukumo, ayna u muuqato ina munaasibtahay in la raadsado hanaanhawleed hanti kale wareegid la xidhiidhadembigiisa, waxaanu maxkamadda ka codsanaa inay jadwal usamayso hanaan-hawleedka hanti kala wareegidda, ilaa mooyee inuukiisku yahay mid sahlan hanti la wareegidduna ay dhici karto isla xiligadembiilaha la xukumayo.9.12 Sida ugu dhakhsaha badan ee suurtogalka ah ka dib marka jadwalka lasameeyo, waxaanu booliiska ama dembi-baadhayaasha kale weydiinaainay soo af-jaraan xog-baadhidooda la xidhiidha heerka dhaqaale iyohantiyeed ee dembiilaha.9.13 Ka hor kulan-dhegaysiga maxkamadda ee hanti kala wareega,waxaanu maxkamadda iyo dembiilaha u dirnaa xog kooban oo ahhatiyaha la soo ogaadey, si wixii muran ah ee lahaanshahooda ah amaqiimayaashooda ah ay maxkamaddu go’aan ugu gaadhi karto. Waxaaumaxkamadda ka codsanaa inay go’aamiyaan xadiga dhaqaale ee aytahay inuu dembiiluhu bixiyo.9.14 Halka ay kiisaska qaarkood shaqaalaha maxkamaddu mas’uul ka yihiinururinta xisaabta lala wareegayo, anaga ayaa shaqadan samaynakiisaska ka adadag, tusaale ahaan, haddii ay tahay in hantida la iibiyosi lacag loo helo. Tan waxaa laga yaabaa inay ku lug yeelatomagacaabida Lacag qaade.9.15 Waxaanu isticmaalaa awoodahayaga si aanu kiis maxkamdda dib ugucelino haddii uu dembiiluhu isku dayo inuu daahiyo ama ka warwareegobixinta lacagta.33

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!