12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ahl) haddii ay munaasin tahay, waxaanu u qorshaynaa markhaatigawaraysigiisii cajalada muuqaal laga daarayo maxkamadda inuu arkoduubitaanka ka hor kulan-dooddeedka maxkamdda, si uuxusuustiisa u cusboonaysiiyo ka hor inta aanu cadaynta bixin; iyom) hubinaa in baahiyo kale oo markhaatiyaal wax laga qabanayo iyo intalaabooyinka ku haboo la qaadayo si loo hubiyo in markhaatiyadumaxkamadda yimaadaan.5.14 Waxaanu booliiska ama dembi-baadhayaasha kale iyo kooxda dacwadiskadifaacaha ka codsanaa inay jawaab uga soo celiyaan wixii arimotaagan ah sida ugu dhakhsaha badan ee suurtogalka ah.5.15 Haddii sababta ay doontoba ha ahaatee, ay u badan tahay in kiiskaaanu dhici doonin taariikhda loo qoondeeyay, waxaanu maxkamaddaka codsanaa inay ka fekerto inay samayso taariikh cusub.Hawlaha dheeraadka ah ee loo baahan yahay marka kiisas loodiyaarinayo Maxkamadda Sare5.16 Marka kiisas lagu dhegaysanyo Maxkamadda Sare, waxaanudiyaarinaa qoraalo sheegaya dacwaddaha lagu soo oogayo dacwadiskadifaacaha oo u qoran sida rasmiga ah ee ay Maxkamadda Sare Ubaahan tahay.5.17 Waxaanu sidoo kale diyaarinaa tilmaamo qoraal ah oo aanu u diyaarinou-doodaha kiiska Maxkamadda Sare ka soo bandhigi doona. DhamaanU-doodayaasha loo ansixiyey inay Maxkamadda Sare ka metelaandacwad-ku qaadidda waxaa la siiyaa tiro tilmaamo heerarka ah oo layidhaahdo: Tilmaamaha CPS ee U-doodayaasha Dacwad qaadidda(CPS Instructions for Prosecuting Advocates 10 ). Waxa intaa dheer, inaanu:a) ku lifaaqno nuqulo ah dhamaan cadaymaha kiiska laga ururiyey,jadwalka waxyaalaha aan xasaasiga ahayn ee aan la isticmaalin,anagoo qorayna go’aanada dacwad-qaadaha ee bixintawaxyaalaha la siinayo kooxda dacwad-iska difaacaha iyo dhamaanwararka la is dhaafsaday maxkamadda, booliiska iyo qareenkadacwad-iska difaacah oo liis loogu qoray shayshay;b) bixinaa nuqulo ah wixii qoraalo ama ogaysiisyo qoraal ah oo u baahanogolaansho maxkamaddeed sida qaabab gaar ah oo lagu caawinayomarkhaariyadu inay cadaymahooda u bixiyaan si waxtar leh ama10 Adeegga dacwad-qaadayaasha iyo booliisku waxay sameeyeen Unugyo Daryeel Markhaati oowadajir ah, si ay u qorsheeyaan in markhaatiyada dacwad-ku qaadiddu maxkamadda yimaadaan, in laqiimeeyo baahiyahooda si ay cadaymahooda ugu bixin karaan si waxtar leh iyo in lagu wargeliyo wixiika soo kordha kiiskooda iyo natiijadiisa.20

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!