12.07.2015 Views

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

Somali Core Quality Standards PDF - Crown Prosecution Service

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Heerarka Tayo ee Xuddunta ahHeerka 6Waxaanu kiisaskayaga u soo bandhigi doonaa si cadaalad ah oo adag.Samayna kulan-dacwadeedka maxkamadda 116.1 ka hor kulan doodda maxkamadda, u-dooduhu:a) wuxuu ka fekeri doonaa taariikhda buuxda ee kiiska, oo ay ku jiraanqoraalada dib-uga fiirsi ee kulan-dacwadeedka maxkamadda, si uuu hubiyo in wax walba si sax ah loo diyaariyey;b) wuxuu, markii ay suurtogal tahay kiiska kala xaajood doonaasarkaalka demb-baadhista wada, si uu u hubiyo in inuu ogyahaydhamaan waxyaalaha hore looga hayey kiiska;c) wuxuu diyaarinayaa, dhamaan marka laga reebo kiisaska ugusahlan, hadal furitaan oo kooban ama qeexitaan ah cadaymaha, siuu maxkamadda hoose ama gudiga garwadeenada ugu caawiyoinay fahmaan waxa uu kiisku ku saabsan yahay, haddii uu dacwadiskadifaacuhu qirto dembiilenimo, inay ka caawiyaan maxkamaddahoose ama xaakimka xukun ku qaadidda dembiilaha;d) wuxuu diyaarinayaa qorshe ku meelgaadh oo baadhitaan isweydaarah (cross-examination) oo lagu sameeyo dacwad-iska difaacahaama cidii kale ee markhaati u ah kooxda dacwad-iska difaacaha;e) wuxuu diyaarinayaa qeexitaan qoraal ah oo ah wixii dood sharci ahee loo gudbinayo xeerilaaliyayaasha maxkamadda ama xaakimka;iyof) wuxuu go’aan ka gaadhi doonaa amarka ay markhaatiyada dacwadqaadidducadayntooda kiisaka Maxkamadda Sare iyo maxkamaddahoose kaga bixin doonaan, kiisaska ay u badan tahay inay qaataanwax ka badan hal maalin, si aanay khasab u noqon inaymaxkamadda yimaadaan wax ka badan mudada loo baahan yahay.6.2 U-dooduhu wuxuu maxkamadda soo gaadhaa xili uu kula kulmi karomarkhaatiyada oo uu:a) is barahso ula sameeyo;b) u tuso, ama u qorsheeyo in qof ka socda Adeegga Markhaatiga 12 uutuso qoraaladooda markhaati (ama waraysigoodii muuqaal ahaanta11 Adeegga dacwad-ku qaadiddu wuxuu sameeyey heerarka laga fili karo u-doodayaasha maxkamaddayimaada kuwaas oo iyaga metalaya, heerarkaas waxaa lagu qoray Heerarka U-doodidda ee Qaranka(National <strong>Standards</strong> of Advocacy), kuwaas oo laga heli karo bogayaga internet-ka (www.cps.gov.uk)ama in la codsado (faahfaahin ka eeg jeldiga xagga dambe).24

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!