13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Waxay dad badan dareemaancidlo iyo keliahaan. Waa iska caadiin la calool-xumaado, ayhurdada xumaato, in laxanaago, la daalo ama ladareemo badbaado la’aan.Waxay dadka qaarkoodku dhaco madax-xanuun,xanuun ama labbo-labbo.Arkidda takhtarkaLa soo xiriir xirfadlaha xanaanada caafimaadkahaddii aad jirran tahay ama aadqabtid dhibaatada caafimaadka. GudahaNorway, waxuu qof kasto xaq u leeyahayinuu xusho takhtarka (TakhtarkaGuud) oo ay si joogto ah loogu tegikaro. Waxay kale ay dadka magangalyo-doonkaah xaq u lee-yahiin inaylahaadaan Takhtarka Guud. Waa inaadwax ka bixisaa xoogaa kharashka latashigamarkii aad arkaysid TakhtarkaagaGuud. Waxuu Takhtarkaaga Guudkuu dirayaa takhtar xirfad leh haddii aynoqoto laga maarmaan. Waxaa caruurtala siinayaa xanaanada daawaynta oobilaash ah ilaa da’.DaawayntaWaxuu kiimistaha (farmashiga) Iibiyaadhammaan noocyada daawada.Waxaa badeecada qaarkood laga gadankaraa maaqalka, laakin intooda badanwaxaa soo qoraayo takhtarkaaga. Waxaaxoogaa daawooyin ah laga gadan karaasuuqyada waawayn (super markets) oocaadiga ah. Haddii aad doonaysid daawou gaar ah cudur waqti dheer, waxayxukuumadda kaa bixinaysaa kharashkaintiisa badan. Waxuu takhtarkaaga kuuqorayaa ‘qoraalka buluugga’ ka dibnawaxaad bixinaysaa qayb yar oo ah intaay joogto daawada.Caafimaadka maskaxdaAhaanshaha Magangalyo-doon aanmustaqbal sugan lahayn waa dhib.Waxuu waqtiga sugitaanka noqonkaraa mid dheer. Dad badan way kaxumaadaan.Waxay dadka qaarkii dareemaan cidloiyo keli ahaan. Waa caadi in lagaxumaado, in si xun loo hurdo, iyo inla xanaago, la daalo ama la dareemosugnaan la’aan. Waxay dadka qaarkiiqaadaan madax-xanuun, xanuun amalabbo-labbo.Waxaa jiraan waxyaabaha qaarkoodoo aad naf-ahaantaada samayn kartosi aad u sii hagaajisid caafimaadkaagamaskaxda. Waxaa ku caawini karo inaadsamaysid jimicsi maalin kasto. Orad,ciyaarta kubadda cagta, culays-qaadista,iyo ciyaarta waxay u fiican yahiinfiicnaanta jireed iyo maskaxeed. Waxaala mid ah akhriska, waxbarashada iyoka qaybgelidda waxqabadyada loo dhanyahay. Wax kasto oo kuu keenaayoinaad wax gaartid waa kuu fiican yahay.Inaadan waxba samayn inta aad ku jirtidsugidda ma kuu fiicno.Kuwo badan ee ku jirro xarumahasoo-dhowaynta ee Magangalyo-doonkawaxay la kulmeen noocyo kala duwanoo cadaadis ah, dagaal iyo xumaan.Waxay qaarkood u qaadeen dhibaatooyinkamaskaxda oo xun kuwaasi12

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!