13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

ka shaqaynaysay ugu yaraan afar toddobaadgoobta shaqada si aad u mudatidkaalmda dadka jirran, waxaana xaq ulee-dahay kaalmada jirrada maalintaugu horayso oo aad ka fadhiisatayshaqada. Waxaa la bixiyaa kaalmadajirrada dhammaadka bisha.Kaalmada cunugga jirranWaxaad xaq u lee-dahay inaad soo codsatidkaalmada lagu bixiyo cunugga jirranhaddii aad ka joogsanaysid shaqadasi aad u la socotid cunug ka da’ yar 12jir oo aad mas’uul ka tahay. Kaalmadaxanaanaynta cunugga waxay ku xadaysantahay dhoor maalmood sanadkii iyocunuggiiba.Kaalmada dadka tabarta daranHaddii aadan u shaqayn karin sababjirro joogto ah ama dhaawac, waxaadxaq u lee-dahay kaalmada dadka tabartadaran oo ku meel gaar ah ama hawlgabkacuryaanimada. Waxaad mudan kartaakaalamada dadka tabarta daran haddiiaadan shaqayn karin intii muddo ah.Waxaa la bixiyaa hawlgabka curyaanimadahaddii la ogaado inaadan marnabashaqayn karin mar kale.Hawlgabka waayeelkaMarkii aad gaarto shaqo ka fadhiisad,caadi ahaan 67 jir, waxay dowladda kusiinaysaa hawlgabka waayeelka . Intauu la eg yahay hawlgabka waxay kuxiran tahay inta aad qaadan jritay markiiaad shaqaynaysay naftaada. Waxuu qofkasto oo gaaray 67 jir xaq u lee-yahayhawlgabka dowladda ee ugu yar.Haddii aad jeceshahay inaad ogaatidsida loo xisaabo hawlgabka waayeelka,ama inta aad rajaynaysid in lagu siiyomarkii aad ka fadhiisatid shaqada kalaxiriir xafiiska badbaadada bulshada eedeegaankaada.Kaalmooyinka badbaadadabulshadaWaxay adeegyada bulshada kaa caawinikaraan xal u helidda ama ka hortegiddadhibaatooyinka bulshada. Waxay kaleoo ay adeegyada bulshada ka khasbanyahiin inay u helaan meel ay degaankuwa aan awoodin inay helaan meelay ku noolaadaan. Waxay dadka aanshaqayn karin ama aan iskood isu-kaalmaynkarin laga siinayaa kaalmo maaliyadeedxafiiska badbaadada bulshada eedeegaanka.Waa inaad waydiisataa adeegyadabulshada caawinaad haddii aad u baahatid.Waxaad xaq u lee-dahay inaadka qaadatid racfaan haddii coodsigaadagacansiinta la soo diido.Ka akhriso waxii warardheeri ah:www.nyinorge.nowww.imdi.nowww.udi.nowww.velkommenoslo.nowww.aetat.nowww.skatteetaten.nowww.trygdeetaten.no47

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!