13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Waxuu IMDI go’aaminayaamuniishibiyada lagu dejinaayo.Waxuu IMDI iskudayayaainuu tixgeliyowaxaad ku soo sheegtaywaraysigaaga dejinta.aad adiga siiday waraysigaaga dejinta.Waxaa sidaas darteed muhiim ah inaadsheegtid nooca shaqada, tabobariddaama waxbarashada dheeriga ah oo aadjeceshahay. Waaa inaad u sheegtaa haddiiaad horay ugu lahayd qooyska gudahaNorway, iyo warar kale oo muhiimu ah halka aad rabtid inaad degto.Inta lagu jirro waraysiga dejinta waxaalagu siinayaa warar wax ku ool ah ee kusaabsan habka aad ku helaysid munishiibiyadaku maligelinayso.DejintaWaxuu xafiis gobaleedka ee IMDIgo’aaminayaa munishiibiyada lagudejin doono. Waxuu IMDI isku dayayaainuu tixgeliyo waxaad ku sheegtay waraysigaaga.Laakin had iyo jeer suurtogal ma aha in la helo munishiibiyada kuhabboon waxa aad si fiican u jeceshahay.Waxuu IMDI kuu helayaa halkaaad ku lahaanaysid fursadda aad kuhelaysid shaqo ama waxbarasho dheeriah adiga oo ka qaybqaadanaysid barnaamajkais-barashada. Waxaad sidaanaad uga akhrisataa qaybta daboolaysobarnaamajka is-barashada.Raadi meelaha ku siinayaan waxa aadraadinaysid. Waxay hawlwadeenadaxarunta soo-dhowaynta magangalyadaku tusin karaan sida looga raadsadomunishiibooyinka kala duwan ee Norway.Haddii aad tahay ka qaybqaatahafirfircoon ee habsocodsiinta waxaa aadu fududaanaayo helitaanka meel aad kunoolaatid.Waxay dad badan rabi karaan inay degaanisla aagga, ama ay helaan meel kudhow deegaankooda ay markii koowaaddoorteen.Waxay dad badan rabi karaan inaydegaan isla magaalada. Waxay munishiibiyokasto lee-dahay tiro xadidan ooah meelo la dego, ma la gayn karo qofkasto deegaankii oo markii koowaaddoortay.Haddii aad oggolaatay dejinta lagaasiiyay munishiibiyada, waxaad siijoogi kartaa xarunta soo-dhowayntamagangalyada ilaa magaalada kumartigelinayso ay diyaar u noqonaysoinay ku oggolaato. Inta ay la egtahayinaad sii joogti xarunta soo-dhowayntamagangalyada waqtiba waqti ayuu kaduwan yahay.Markii la go’aamiyo halka aad degidoontid, waxay la soo xiriiraysaa adigaiyo xarunta soo-dhowaynta magangalyada.Waxay kugu soo wargelinayaanhalka lagaa siinaayo guri iyo markaaad u guuri kartid. Waxa kale oo lagu42

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!