13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Waxaa loo gudbinayaa dugsilayda fasalkaka tarjumaayo da’dooda ay haatanjiraan haddii uu baraha aaminsan yahayinuu Norwejiyaankooda si fiican ugufilan yahay kaasi oo u fasaxaayo inayraacaan manhajka caadiga ah.Markii lala yeesho wada tashi baraha,waxay waaliddiinta go’aan ka gaarayaaninuu Norwejiyaanka u noqdocunugga luqaddiisa/eeda koowaad amasida ka labaad. Waxaa dugsiloowgalaga soo wareejin karaa Norwejiyaankaah sida luqaddiisa labaad isag oo loosoo wareejinaayo fasallada Norwejiyaankaee caadiga ah inta ay dhiganayaandugsigiisa/eeda.Baahida loo qabo baridda luqaddahooyo waa ugu wayn yahay markiicunugga ku baranaayo akhriska iyoqorista dugsiga. Si kastaba ha noqotee,baridda luqadda hooyo waa la gaarsiinkaraa haddii ay jirto baahi loo qabo.Waxaa marmar dugsilayda lagu baraaluqaddooda hooyo maaddooyin kale.Markii ay jirto arrintaas waxuu cunuggadhiganayaa fasalka maaddada barahaisaga oo la jirro baraha luqadda hooyo,waxaana maaddada la baranaayo loogutarjumayaa isla luqaddiisa/eeda hooyo.Dugsilayda ku qabaan dhib inay kuhadlaan, ku akhriyaan iyo inay kuqoraan Norwejiyaan waxaa waxbarasholooga siin karaa xitaa dugsiga hoose-sare. Waxaa baridda luqadda hooyolagu saa’idin karaa dugsiga caadiga ahee maalinta waxaana lagu samayn karaadugsi kale oo aan ahayn dugsiga aycaadi ahaan dugsiloowga u dhigto.Dugsiga sareWaxay dadka magangalyo-doonkaah oo ay da’dooda tahay 16-18 xaq ulee-yahiin inay isku qoraan dugsigasare haddii ay soo dhammaystirteen 10sanadood ee waxbarashada khasabka ahama waxbarasho kale oo sare.Waxay waaliddiinta caadi ahaan kabixiyaan caruurtooda lacagta buugaggawax laga barto inta ay dhiganayaandugsiga sare. Kuwa deggan xaruumahasoo dhowaynta magangalyo-doonkawaxay ka coodsan karaan <strong>UDI</strong>, Iyagaoo soo maraayo xarunta soo-dhowaynta,in laga caawiyo maaliyadda lagu bixinaayobuugaggaas wax laga barto.Waxay ardayda qaarkood u baahankaraan Inay ka bartaan luqad saa’id ahdugsiga sare. Waxay dugsiyada qaarkoodsidaas darteed soo bandhigeenlabo sanadood oo ah fasalka aasaasigaoo inta ay ku jiraan ardayda ka helayaaninay bartaan barashada saa’idka ah eeNorwejiyaanka iyo Ingiriisiga. Waxaykale ay sidaa u oggolaanaysaa inay u helaanwaqti aad u badan ay ku darsadaanmaaddooyin kale. Waxaad waydiisaala-taliyaha waxii warar dheeri ah.Waxay waaliddiinta caadiahaan ka bixiyaan caruurtoodalacagta buugaggawax laga barto inta aydhiganayaan dugsiga sare.Kuwa deggan xaruumahasoo dhowaynta magangalyo-doonkawaxay kacoodsan karaan <strong>UDI</strong>,Iyaga oo soo maraayoxarunta soo-dhowaynta, inlaga caawiyo maaliyaddalagu bixinaayo buugaggaaswax laga barto.Wararka dheeriga ah:www.ung.nowww.bip.nowww.nokut.nowww.vox.no19

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!