13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

AalkolkaWaa ka sharci in aalkolka (khamriga)looga isticmaalo meel kasto oo ka midah Norway. Waa sharci-darro in la wadogaari adiga oo cabsan aalkol.MaandooriyayaashaGedidda, haysashada iyo ku isticmaaliddadhammaan noocyada maandooriyayaashasi xoog leh ayay sharci-darrouga yahiin gudaha xuduudaha Norway.Khaadka, xashiishka iyo kanabiska/marijwaanada, oo ka noqon karaansharci dalal kale qaarkood, waxayyahiin maandooriyayaal sharci-darro kaah Norway.KontorobaanMa la oggolo in alaab lagu soo geliyo sisharci-darro ah dalka. Dhammaan gadashadaiyo iibka alaabta kontorobaankaah waxay keeni karaan in dacwad la soooogo. Waxaad si shakhsi mas’uul ugatahay inaad hubisid inaadan gadan alaabkontorobaan ah.Tuugonimada iyo gacan kuhaynta alaabta la soo xadayWaa ka mamnuuc xatooyada Norway.Waxaa kale oo sharci-darro ah in la gatoama la iibsado alaab uu soo xaday qofkale.Dhillaysiga, isugaynta iyo dadsoo gelintaWaa sharci-darro in la gato ama la iibsadoqof kale oo ah bani’aadam. Waxaakale oo sharci-darro ah in loo kireestodad ujeeddo ah dhillaysi ama in lagucaawiyo dhillaysi.Haddii aad tahay dhibbanaha falalkaas,waxaad heli kartaa caawinaad aad ugabaxdid. Kala hadal hawlwadeenadaxarunta soo-dhowaynta magangelyadahaddii uu qof kugu khasbaayo ama iskudayaayo inuu kugu khasbo dhillaysiga.Waxaad kale u sheegaysaa <strong>UDI</strong> xaaladdaadaKala hadal hawlwadeenadaxaruntaada soo-dhowayntamagangalyadahaddii aad ogtahay inqof lagu khasbaayo amalaysku dayaayo in lagukhasbo dhillaysi. Waxaadkale oo aad u sheegtaa<strong>UDI</strong> waxa ku saabsanxaaladdaada.Waxii warar dheeri ah:www.politiet.nowww.lovdata.no35

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!