13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

oo ah natiijada ka soo baxday waxa ayla kulmeen. Waxaa dhibaatooyinkaansii xoojin karaan ku noolaanshaha daliyo dhaqan aadan aqoon. La soo xiriirxirfadlaha xanaanada caafimaadkahaddii aad la il-daran tahay dhibaatooyinkamaskaxda aadna u baahan tahaycaawinaad.Caafimaadka maskaxda caruurtaWaxay caruurta u baahan yahiin qoffahamto oona kaalmayso. Caruurta lakulantay dagaal ama xumaan si gaar ahayay u nugul yahiin. Waxaa la mid ahcaruurta waayay kuwii ay jeclaayeenama ka dhintay qof ay la degganaayeen.Waxay had iyo jeer ka baqaan inay keliahaadaan, inay ku jiraan meel mugdi ah,ama waxay ka welwelaan inuu wax xunku dhaco. Haddii ay caruurtaada ay lail-daran yahiin xanuun ay la kulmeen,waxaa aad u muhiim ah inaad u sheegtidhawlwadeenada xarunta soo-dhowayntaama takhtarka.Ka hortagga cudurkaCuntada dheelitiranWaxaad ku cuni doontaa Norway cuntoka duwan cuntada aad isticmaali jirtay.Xilliga jiilaalka waa inaad qaadataafitamiinka D si aad u nagto maqnaanshahaIftiinka qoraxda. Si aad u ceshatocaafimaadka waa inaad cuntid cuntocaafimaad leh, cunto dheeli tiran oomiisaaban. Waxaa fiican in la cunomiro (fruits), khudaar, kalluun, hilib iyobadeecada ka samaysan caanaha. Haddiiaadan hubin cuntada kuu fiican, waxaadtalo waydiisataa xarunta soo-dhowaynta.Waxaa si gaar muhiim u ah inay caruurtacunaan waxyaabo sax ah. Sidaasdarteed waa inaad isha ku haysid cuntadadheelitiran ee caruurtaada.Nadiif ahaansho iyocaafimaad wanaagWa muhiim in meesha aad ku nooshahayay nadiif ahaato. Waxay yaraynaysaahalista bukashada. Waxay bakteeriyadaka dhalan kartaa halka ay wasaqdadaadsan tahay, sida jikada ama qolkaqubayska. Meelaha lagu dhaqdo, musqulaha,biyo-mareenada iyo aagaggakale ee leh biyo waa in la nadiifiyaa.Caafimaad wanaaggaqof ahaaneedCaafimaad wanaagga qof ahaaneed eefiican waxuu yahay oo kale mid lagubaajinaayo cudurka. Waa inaad ku dhaqdidsaabuun labadaada gacmood markiiaad tagtay suuliga, ka hor iyo ka dambemarkaad cunto diyaarisid.Caafimaadka ilkahaWaxay haraaga cuntada iyo bakteeriyadaisku uruursadaan ilkaha dhexdooda.Waxay caruurta u baahanyahiin qof fahmo oou kaalmeeyo. Caruurta lasoo kulantay dagaal amaxumaan si gaar ah ayay unugul yahiin.13

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!