13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Cutubka 7 aadMarkii lagu siiyay fasaxadegganaashaha ee NorwayWaxuu cutubkaan kuu micnaynayaa waxa dhacaayo haddii lagusiiyo fasaxa degganaanta ee Norway, ay ku jiraan fursadaha aadku helaysid meelo aad ku noolaatid iyo noocyada waxbarashooo la heli karo.Waxaa loo bixiyaa xarunta soo-dhowayntamagangalyada si ku meel gaar ahinta aad sugaysid jawaabta coodsigaagamagangalyo. Mar haddii lagu siiyofasaxa degganaanta ee Norway, waxaadka baxaysaa xarunta soo-dhowayntamagangalyada.Waxaad lahaanaysaa labodoorasho:1) Waxaad raadsanaysaa naf-ahaantaadameel aad ku noolaatid adiga oocaawinaad ka helaynaynin maamulada.Haddii aad sidaas samaysid, waa inaadadiga maaraysataa maaliyadda kubaxayso.2) Waxaad kala shaqayn kartaa xaruntasoo-dhowaynta magangalyadaiyo Agaasinka Is-dhexgalka iyo Kaladuwanaanta (IMDI) si loo helo meel aadku noolaatid.Adiga ayaa naf-ahaantaada u heli karomeel aad ku noolaatid. Markii ay sidaastahay, waa inaad haysataa lacag kugu filanoo aad ku kaalmaysid naftaada iyo qooyskaagasababta oo ah inaan lagu siinaynwax caawinaad ah si aad u heshid meelaad ka degtid munishiibiyadaada cusub.Haddii aad ku xiran tahay kaalmadamaaliyadeed ee lagaa siiyo maamuladaguud, waxay xarunta soo-dhowayntamagangalyada iyo IMDI kaa caawinayaaninaad heshid maamul deegaanoo aad deggi kartid. Waxuu IMDI kusiinayaa hal fursad oo dejin ah. Haddiiaad diidid, waxaad dhuminaysaa xaqqaaad ku joogaysid xarunta soo-dhowayntamagangalyada. waxaad kale oo aaddhuminaysaa kaalmada maaliyadeed.Waraysiga dejintaMarkii adiga iyo xarunta soo-dhowayntamagangalyada aad heshaan la socodsiintaah in lagu siiyay fasaxa degganaantaee Norway, waxaa la qabanqaabinayaafadhi loo hadlaayo dejintaada. Waxayujeeddada fadhigaan yahay in la ogaadowaxa aad doonaysid inaad samaysidmustqabalka. Waa muhiin in la helomunishiibiyo kugu habboon. Waraysigadejinta waa in lagu qabtaa labo toddobaadgudahood markii lagu siiyayfasaxa degganaanta.Waxay xarunta soo-dhowaynta magangalyadaiyo IMDI ku salaynayaanraadintooda munishiibiyada wararkaWaxaad iskaa u heli kartaameel aad ku noolaatoadiga oo aan ka helin waxcaawinaad ah maamulada,ama waxaad sidaas usamayn kartaa adiga oo lakaashanaysid xaruntaadasoo-dhowaynta magangalyadaiyo IMDI.41

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!