13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Cutubka 3 aadWaxbarashadaWaxuu cunug kasto xaq u lee-yahay waxbarasho. Waxay waaliddiintamas’uul ka yahiin inay u diraan caruutooda dugsiga.Waxuu cutubkaan ku siinayaa qaar ka mid ah wararka ku saabsansida ay waxbarashada Norwejiyaanka ay u shaqaynayso.Dugsiyada ee NorwayWaxaa ka jirro Norway 10 sanadoodoo ah waxbarashada khasabka ah, oomicnaheedu yahay inay waaliddiintageeyaan caruurtooda dugsiga iyo inayhubiyaan inay sameeyaan layligoodaguriga. Kharashka waxbarashada hooseiyo tan dhaxe waa bilaash, buugaggadugsiga ee caruurta waxaa bixinaayomaamulka deegaanka. Waxay caruurtabilaabayaan dugsiga Agosto ee ahsanadka ay lix jirsanayaan.Waa inay caruurta tagaan fasalada eemaaddo kasto. Waxa dhici karo in lagareebo caruurta qayb ka mid ah AqoontaMasiixiga iyo manhajka NidaamyadaAnshaxa Waxbarashada (CKREE), haddiiay sidaas soo coodsadaan waaliddiinta.Caruurta dhigato sanadka koowaadiyo kan labaad waxay dugsiga dhiganayaan4-5 saacadood maalintii. Sacadahadugsiga la dhigto waa ka dheeryihiin caruurta ka da’ wayn. Waa inaycaruurta Norway guriga ka keensadaanbaakadka qadada si ay ugu cunaan dugsiga.Dugsiga cunto ma bixiyo.Waxaa caruurta laga soo siinayaa dugsigalayliga guriga sanadka koowaad.Waxay waaliddiinta mas’uul ka yahiininay hubiyaan inay caruurtooda samaynayaanlayliga guriga iyo inay kacaawiyaan. Caruurta dugsiga hoose iyokan dhexe loo ma siinaayo wax darajooyinah shaqadooda, laakin waxaybarayaasha war celin qoran ka siinayaawaaliddiinta sida horumarinta ay ugaarayaan.Waxay wiilasha iyo gabdhaha wadadhigtaan isku fasallo, waxayna wadadersaan dhammaan isku maaddooyin.Inta lagu jirro sanadka koowaad eedugsiga waxay caruurta ku qaadanayaanmaalin hal toddobaad waxbarashodibedda. Waxaa sidaan lagu magacaabaawaxbarashada dibedda ka ahdugsiga. Inta badan sanadka ee Norwaywaa qaboob, oo la socdo roob, baraf iyobudada barafka. Waxaa sidaas darteedmuhiim u ah caruurta inay soo qaataandhar kulul, kobaha culus (boots) iyoroob-celiyaha. Waa inay xitaa iskagabeddelaan dharka dugsiga haddii ayqoyan yahiin.Ku soo qoriddaWaa in cunug kasto lagu soo qoraadugsiga deegaankiisa ka hor inta uusanbilaabin. Waxay dadka intooda badanhelaan warqad loogu sheegaayo markaWaxbarashada khasabkaah waa bilaash waxaanabuugagga wax laga bartobixinaayo maamulkadeegaanka. Waxay dugsilaydabilaabayaan dugsigaAgosto oo ah sanadka aylix jirsanayaan.17

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!