13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Cutubka 1aadCoodsiga magangalyadaWaxay sharciga Norwejiyaanka iyo heshiisyada caalamiga fasirayaanin laguu oggolaan doono inaad joogto Norway iyo inkale.Waxuu Cutubkaan kuu micnaynayaa waxa dhacaya marka aadsoo coodsanaysid magangalyada.Dhammaan kuwa u baahan in lagu badbaadiyoNorway waa la siinayaa. Wanasidaa waxa ay <strong>UDI</strong> ugu fiirinayso sitaxadir leh coodsi kasto ee Magangalyo.Waxaa sidaan lagu magacaabaa habsocodsiintamagangalyada. Waxaa loogadan lee-yahay in loo sugo dhammaankuwa si dhab ah ugu baahan badbaadoin loo oggolaado inay joogaan, islamarkaa kuwa aan u baahnayn waa inayka baxaan Norway.Habsocodsiinta magangalyadaWaxay <strong>UDI</strong> u fiirinaysaa coodsi kastosi gooni-gooni ah si loo hubiyo in qofkasto loo la dhaqmo si caddaalad leh.Waxaa coodsigaada loo la dhaqmayaaisla sidaas iyo sida ay qabaan isla shuruucdaiyada oo loo fiirin qofka aad tahay.Markii aad ka soo coodsanaysidMagangalyo Norway, waxaad ka soocodsanaysaa dowladda Norwejiyaankainay ku badbaadiso. Waxay dowladdaNorwejiyaanka dhihi kartaa haa amamaya coodsigaada. Waxaa la diidaycoodsiyo badan ee soo samaysteen dadmagangelyo-doon ah waana inay dibugu noqdaan dalkooda.Waxay <strong>UDI</strong> la yeelanaysaa waraysisoo-coodsade kasto waxayna u istimaalaysaanatiijooyinka ka soo baxo wararkale si loo go’aamiyo inaad u qalantidmagangalyada iyo inkale. Waxay kaleay <strong>UDI</strong> u lee-dahay aqoon waxqabadwayn ee ku saabsan dalkaaga.MagangalyadaWaxaad xaq ugu lee-dahay magangalyoee Norway haddii naftaada ama xuriyaddaadaay ku jiraan halis, ama haddiiaad halis ugu jirtid jir-dil ama xumaankale oo loo gaysto bani’aadamka sababtaoo ah aaminaantaada siyaasadeed.Waxaa isla nidaamka lagu dhaqayaahaddii laguu cadaadinaayo caqiiddadadiintaada ama aad ka tirsan tahay jinsiyadgaar ah, ama xoog bulshadeed amajisiyeed.Waxaa dumarka la siin karaa magangalyohaddii ay cadaadis ugu jiraanujeeddada ah inay yahiin gaar ahaanWaxaad ku lee-dahayNorway xaqqa magangalyadahaddii naftaadaama xuriyaddaada ay halisku jiraan, ama haddii aadhalis ugu jirtid jir-dil amanoocyo kale oo ku xunbani’aadamka.

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!