13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
• No tags were found...

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

een kaa caawiyo. Waxuu UDI u diraayala socodsiinta diidmada qareenkaaga.Waxuu qareenkaaga kuu soo sheegayaain la soo diiday coodsigaada waxuunakuu sheegayaa sababta. Waxuu qareenkaku qabanqaabinayaa tarjubaan haddiiaadan ku hadlin luqaddiisa.Waxaad xaq u lee-dahay inaad kaqaadatid racfaan lid ku ah diidmadaUDI. Waa inuu qareenkaaga ku soo hordhigaa racfaankaaga UDI wax aan kayareen seddax toddobaad ka dib markiilagu soo gaarsiiyay la socodsiintadiidmada.Waxuu qareenkaaga kaa caawinayaasida loo qaabayn lahaa racfaankaaga.Haddii uu UDI sii wado diidmadiisa inkasto oo loo keenay racfaanka, waxaaarrintaada loo dirayaa Guddiga RacfaankaSoo-gelootiga (UNE) si ay ugagaaraan go’aanka kama danbaysta ah.UNE waa hay’ad gooni ah oo wax kaqabato racfaanada soo-gelootiga.Inta uu qareenkaaga diyaarinaayoracfaankaaga, asaga/ayada waxaywaydiisanayaan in laguu oggolaadoinaad sii joogtid Norway ilaa inta lagaeegaayo racfaankaaga. Waxuu UDI kagaarayaa go’aan haddii laguu oggolyahay inaad sii joogto Norway inta laeegaayo racfaankaaga. Waxaa sidaasdarteed lagu waydiin karaa inaad kabaxdid Norway ka hor inta laga gaaraayogo’aanka ugu danbeeyo.Diidmada UNEHaddii UNE xitaa ay soo diido coodsigaada,waxay sida caadiga ah tahayinaad uga baxdid dalka waqti ah labotoddobaad gudeheeda.Waxaa looga qaadan karaa racfaanmaxkamadaha diidmada ugu damabysoee UNE. Haddii aad samayso sidaas, sikastaba ha noqotee, waxaa iska bixinaysaakharasyadaada ku baxaayo sharciga.Waxaad waydiisan kartaa maxkamaddainay amarto in UNE uu dib u eegoarrintaada (Coodsiga dib u Eegidda).Caadi ahaan ma laguu oggolaanaayoinaad sii joogto Norway inta UNE uu siieegaayo coodsigaada dib u eegidda.Dib ugu noqoshada dalkaHaddii la soo diido coodsigaada Magangalyo,waa inaad ka baxdaa dalka. Waxaaka coodsan kartaa Ururka Caalamigaee Socdaalka (IOM) caawinaaddasocdaalka dib u noqoshada. Waxuu IOMkaa bixinayaa kharashyada socdaalkaa-Haddii la soo diiday coodsigaadaMagangalyo, waainaad ka baxdid dalka.Waxaad ka coodsan kartaaUrurka Caalamiga eeSocdaalka (IMO) inuu kaacaawiyo socdaalka dibugu noqoshada.

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!