13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Inaad ku socdaasho IOMwaa bilaash. Waxaad kaleoo lagu siinayaa caawinaadaad ku heshid dokumentigasocdaalka iyotikidhka diyaaradda.ka qaadato racfaan lid ku ah go’aankalagu diidan yahay coodsigaaga. Waxuuqareenkaaga kaa caawinayaa samayntaracfaankaaga. Ka akhriso wax intaa kasii badan Cutubka 1aad.Dib ugu laabashada dalkaHaddii la gaaray go’aanka ugu dambeeyoee diidmada coodsigaaga, waainaad ka baxdid Norway. Waxaa lagugucasumayaa fadhi aad la qaadanaysidhawlwadeenada xarunta soo-dhowayntamagangelyada. Waxay kuu sheegayaanfursadaha kuu furan bacdamaa haatanugu dambayntii la soo diiday coodsigaaga.Waxaad ka codsan kartaa Ururka Caalimigaah ee Socdaalka (IOM) inuu kaacaawiyo kaana siiyo kaalmo maaliyadeedsocdaalkaaga dib u noqoshada.Waxaa lagu siinaaya caawinaadda haddiiaad dalkaaga hooyo ugu noqonaysidsi raalli ah.Waxuu IOM kugu caawinayaa helitaankadokumentiga safarka. Inaad kusocdaashid IOM waa kharash bilaashah.Faa’iidada ka codsiga IOM kaalmowaxay tahay in dhammaan kharashkalagaa bixinaayo, waxaana lagu siinayaacaawinaad aad ku heshid dokumentigadhoofka iyo tikidhka diyaaradda.Waa inaad ka coodsataa IOM kaalmadaka hor intuusan dhicin waqtigalaguu qabtay si aad ugu laabatid dalka.Waxaad kala hadashaa hawlwadeenadaxarunta soo-dhowaynta magangalyada.Dhoofinta khasabka ahHaddii aad sii joogtid Norway ka dibtaariikhda lagaa rabey inaad ugu laabatiddalka, waxaa arrintaada gacantaloo gelinayaa booliska. Waxaa dalkalagaaga saarayaa si xoog ah haddiiadiga oo raalli ah uga bixin. Markii ayjirto dhoofinta khasabka ah, waxaad38

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!