13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

dhaqmayaa xubnaha qoyska. Waxaakale oo sharci-darro ah in loo gaystoqof hanjabaad dagaal leh. Waxuu kalesharciga si gaar ah culays u saarayaadagaalka loo gaysanaayo dumarka iyocaruurta. Dagaalka gudaha iyo dibeddaqooyska labaduba waa sharci-darro.Kufsiga/ faro-xumaynta galmadaKufsiga waa dembi aad ugu xunNorway. Waxaa kale dembi ah kufsigadadka is-qabo. Kufsiga ma laha cududaar,iyada oo loo eegayn sida uu dhibbanahau lebisnaa ama u dhaqmaayay.Dadka lagu xukumey kufsiga waxaa lootixaabayaa xabsiga.Da’ad galmada la ogol yahayWaa ka sharci-darro Norway in lalayeesho galmo qof ka yar 16 jir, xitaahaddii ay labada dhinac is-oggol yahiin.Waxuu qof kasto mas’uul ka yahay inuuogaado in lamaanahiisa galmada uu kawayn yahay 16 jir.Kuwa aan isgayninXiriirka galmada ee lala yeelanaayoxubnaha qooyska (tusaale ahaan waaliddiinta,caruurta, walaalaha, awoowayaashaiwm) ma is-geeyaan. Waa kamamnuuc isu-tegiddaas Norway.Naafaynta xubinta taranka(dhalmada)Waxuu gudniinka dumarka si xoog lehmamnuuc uga yahay Norway. waxaadhammaan noocyada gudniinka dumarka,uu ku jiro gudniinka “sunnada”inay yahiin naafaynta xubinta taranka.Waa sharci-darro in loogu khasbo qof,la oggolaado ama laga qaybqaato naafayntaxubinta tarmada ee gabdhaha amadumarka. Naafaynta xubinta tarmadawaxay keenaysaa ciqaabta ugu badanoo ah 8 sanadood oo xabsi ah. Waxaadka sii akhrisan kartaa wax inta ka badanCutubka 2aad. Waxay hawlwadeenadaxaruntaada soo-dhowaynta magangalyadakaa siin karaan warar badan ee kusaabsan sharcigaan.Cudurada layskuqaadsiiyo galmadaHaddii aad ogtahay inaad qaadaycudurka laysku qaadsiiyo galmada ooaad weli sii qaadsiinaysid kuwo kalecudurkaan, waa lagugu soo dacwaynkaraa. Haddii aad shaki kaaga jirroinaad qabtid iyo inkale cudurka layskuqaadsiiyo galmada, waa inaad kalatashataa takhtarka. waxay takhaatiirtaku khasban yahiin inay dhoowraansirta dadkooda jirran waxaad arrinta kaakhrisan kartaa Cutubka 2aad.Takoorka waa ka sharcidarroNorway. Haddiiaad tahay dhibbanahatakooridda jinsiga amatakooridyo kale oo wayn,dembiilayaasha gaystaywaxaa lagu soo oogi karaadacwad.33

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!