13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

taada markii aad ku jirtid xaalado kaleduwan. Waxay hawlwadeenada xaruntaadasoo-dhowaynta magangalyada kuusheegayaan waxa ku saabsan kuwaaniyo dhoowr arrimo kale oo qayb ka ahbarnaamajka wararka.Xaqiijinta da’daWaxay dadka qaangaarka ah qaarkoodsheegtaan da’ ka yar 18 jir sababta ooah waxay u malaynayaan inay siinaysofursad aad u fiican oo ay ku helaan inlagu siiyo magangalyada. Waa sababtaanwaxay ay <strong>UDI</strong> ay u samaynaysobaaritaanka caafimaadka si loo ogaadoda’da qofka magangalyo-doonka ah.Waxaad oggolaan kartaa baaristaan amawaa diidi kartaa, laakin waxay dhaciifinaysaacodsigaaga haddii aadan marinbaaritaankaan.Waxii warar dheeri ah:www.noas.orgwww.bip.nowww.udi.noRaadinta waaliddiinta iyoqaraabadaMarkii aad imaanaysid Norway, waxaalagugu caawinayaa soo helidda waaliddiintaada,haddii ay weli nool yahiin.Waxaa kale oo lagu siin karaa caawinaaddalagu helaayo qaraabadaada kale.Haddii aad bixisid warar ka caawinaayohelitaanka qooyskaaga, aad ayayu sii fududaanaysaa in lala xiriiro.Waxaad kala hadli kartaa hawlwadeenadaxarunta soo-dhowaynta magangalyadasi looga ogaado wax intaa ka siibadan oo ah sida aad iskugu dayi kartooo aadna u heli kartid qooyskaaga.DejintaWaxuu <strong>UDI</strong> wax uga qabanayaa coodsiyadacaruurta magangalyo-doonka ah siuga degdegsan coodsiyada kale. Waxaasidaan loogu samaynayaa inaad si gaabanu joogtid xarunta soo-dhowayntahaddii ay suurto gal tahay.Haddii lagu siiyo fasaxa degganaantaee Norway, waa inaad ka heshaa in lagusiiyo dejin maamulka deegaanka inaan ka dambayn seddax bilood ka dibmarkii uu <strong>UDI</strong> ku siiyay fasaxa joogistahalkaan.Kala hadal hawlwadeenada xarunta soodhowayntamagangalyada waxii warardheeri ah ee ku saabsan xaaladdaada.Dib ugu laabashada dalkaHaddii aad jeceshahay Inaad dib ugulaabatid dalkaaga, waxaad waydiinkartaa hawlawadeenada xarunta soodhowayntamagangalyada sida aad uheli kartid caawinaadda lagu qabanqaabinaayosocdaalkaaga. Ka akhriso waxiiwarar dheeri ah Cutubka 6aad.LacagtaWaxaad u baahan tahay lacagaad jeebkaku ridatid intii aad joogtid xaruntasoo-dhowaynta magangelyada. Waa siibadanaysaa xisaabta aad qaadanaysidhaddii aad adiga soo gadanaysid cuntadaadaiyo badeecooyin. Waxaa lacagtalooga dan lee-yahay Inay dabooshodharka, daawooyinka caafimaadka, Isdaawaynta,Iwm. Waxaa la soconaayomaareeyaha xaruntaada soo-dhowayntamagangalyada lacagtaada haddii aadtahay cunug magangalyo-doon ah oolala socon. Adiga ayaa la gaaraayogo’aan waxa lacagta lagu bixinaayo.Waxaad waydiisaa hawlwadeenada xaruntasoo-dhowaynta inta ay la eg-tahaylacagta aad xaqqa u lee-dahay.50

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!