13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Cutubka 4 aadBulshada NorwejiyaankaWaxaad Cutubkaan ka akhrisan kartaa sida ay bulshada Norwejiyaankau shaqayso. Waa ka duwanaan kartaa dalkaaga.Waxaa muhiim ah in dhammaan xubnaha bulshada ay yaqaanaanwaxyaabahaan dhab ahaan muhiimka ah.DemoqaraadiyaddaNorway waa dal demoqaraadi ah. Waxaymicnaheedu tahay in qof kastou leeyahayxaq inuu codeeyo kuna caawiyogo’aaminta qofka xukumaayo dalka.Waxaa barlamaanka Norwejiyaankalagu magacaabaa Storting. Waxay xubnahaku jiro Stortin wakiilo ka yahiinxisbiyo siyaasadeed ee kala duwan.Waa in xukuumadda isku soo raacaanStorting. Norway waa boqortooyodastuuri ah. Waxuu Boqorka madax uyahay dowladda, laakin ma laha awoodsiyaasadeed.Waxay Norway lee-dahay hab leh laboheer ee xukuumadda deegaanka. waxaadoorashooyin loo qabanayaa xulashadawakiilada gobolada Golayaasha gobolkaiyo Goloyaasha Degmooyinka deegaaneed.Waxay dhammaan muwaadaniintaka wayn 18 jir xaq u lee-yahiin inayugu codeeyaan doorashooyinka guud(ee Storting ), laakin codaynta ma ahakhasab.In kastoo xitaa aadan ahayn muwaadanNorwejiyaan ah waxaad xaq u lee-dahayinaad uga codaysid doorashooyinkaGolaha Gobolka iyo Golaha Degmada,laakin waa inaad ahaataa degganahaNorway seddaxdii sanadood ee kahoreeyay maalinta doorashada.DastuurkaDastuurka waa sharciga ugu muhiimsanee Norway. Waxuu qayaxayaa qofka xukumaayodalka iyo sida loo xukumaayo.Waxaa kale uu Dastuurka qayaxayaaxuquuqda aasaasiga u ah kuwa ku noolNorway.Qaybinta awooddaGudaha Norway, waxay awoodda u qaybsantahay oo ay u dhexaysaa seddaxdahay’adood: Stortin (barlamaanka) eesoo saaro sharciyada, Xukuumadda oofulinayso sharciyadaasi, iyo Caddaaladda(maxkamadaha) ee xoojinaayo sharciga.Waxay awoodda u sii kala qaybsantahay seddax laamood si ay midbamidda kale u saarto miisaanka iyo siloo hubiyo in mid ka mid ah laamahaxukuumadda aysan ugu takri-falinawoodaheeda si ay uga faa’iidaysato.Nidaamka sharcigaQofna ma la dhigi karo xabsiga xukunla’aan. Waxay sharciga iyo nidaamyadasugayaan in xuquuqda dadka degganWaxay sharciyada iyo nidaamyadasugaayaan in ladhowro xuquuqda dadkadeggan Norway. Waxaysharciyada qayaxayaanwaajibaadka qof kasto eedeggan Norway. Qofna maloo tixaabi karo xabsigaxukun la’aan.21

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!