13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Haddii aad jebisid sharcigawaxaa lagu hor gaynayaamaxkamadda. Haddiilagugu helo laguna sooxukumo dembi ciqaabeedaad u xun, waxaa laguguxukumi karaa sanooyinbadan oo xabsi ah iyo/ama ganaax wayn.Waa sharci-darro in la sameeyo caddaynbeen-abuur ah ama la soo bandhigodokumenti been-abuur ah oo xiriiri laleh coodsiga magangalyada. DadkaMagangalyo-doonka ee la soo diidaycoodsiyadooda waa inay ugu baxaandalka muddada loo cayimay. Haddiiay sidaasi yeelin, waxaa soo qabanaayobooliska, waa la xirayaa waxaana lagaynayaa xarunta suga ee dhoofinta kahor inta dib looga dhoofin dalka.CiqaabtaHaddii aad jebisid sharciga , waxaa laguhorgaynayaa maxkamad. Haddii laguguhelo dembi oo lagugu xukumo dembiciqaabeed ee aad u xun, waxaa laguguxukumi karaa sanooyin badan oo xabsiah iyo/ama ganaax wayn ayaa laguguqaadi karaa.Ciqaabta ugu badan Norway waa 21sanadood oo xarig xabsiyeed ah. waxaaciqaabta ugu wayn lala xiriiri karaadembiyada muqaadaraadka iyo dilalkaaad u xun. Ma laha Norway ciqaabtadilka.Noocyada kala duwanee dembigaTakoorkaWaxuu micnaha takoorka yahay in loola dhaqmo qof si aad uga xun kuwa kalesababta oo ah labnimada iyo dheddignimada,jinsiyadda, jinsiga, diinta, midabkajirka, curyaanimada ama dhinacagalmada.Haddii laguu la dhaqmo si aad ugaxun kuwa kale sababta oo ah asalkajinsigaada, waxaad u tahay dhibbanemidabtakoor. Waa ka sharci-darro Norway,laakin waxuu ka dhici karaa dukaamada,goobta-shaqo ama meel kastoee bulshada. Waxuu kale uu takoorka kadhici karaa xaruntaada soo-dhowayntamagangalyada.Waxaad xaq u lee-dahay inaad sheegtidin lagugu sameeyay takoor kana qaadatidtilaab lid ku ah dhaqankaas. Haddiiaad u tahay dhibbane midabtakoor amatakoorid wayn, waxaa lagu qaadayaadembiilayaasha dacwad. Waxay kuusheegayaan hawlwadeenada joogo xaruntaadasoo-dhowaynta magangalyadawax intaa ka sii badan oo ka ah qaybbarnaamajka wararka.Dagaalka iyo hanjabaaddadagaalkaIstimaalidda dagaalka iyo in loo gaystodhaawac jireed qof waa ka sharci-darroNorway. Waxaa sidaan oo kale lagu la32

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!