13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Ma lagu ciqaabi karocaruurta dharbaaxyo,laad (haraanti) ama noockale ee dagaal. Dhammaanciqaabta jireed iyomaskaxeed ee caruurtawaa sharci-darro waxaynakeeni karaan xukunkaxabsiga.Guurka khasabka ahQof kasto oo joogo Norway kana wayn18 jir waxuu xaq u lee-yahay inuu iskiisu go’aansado qofka uu gbuursanaayo.Waxay micnaheedu tahay in qofka kunool Norway lagu khasbi karin innugalo guur lid ku ah rabitaankiisa- haahaato gudaha Norway ama dibedda.Waxuu qof kasto xaq u lee-yahay inuuiskiis u go’aansado haddii uu doonaayofuriin.Waxuu guurka ka yahay diimo badanmuqaddas, sidaasi oo yahay, waa insharciga loo hogaansamaa, xitaa haddiiay nidaamyada hiddaha ama dhaqamadadiimeed ay ka duwan yahiin. Ka akhrisowax intaa ka sii badan Cutubka 4aad.Xumaanta loogaysanaayo cunuggaMa looga ciqaabi karo caruurta dharbaaxyo,laad (haraanti) ama noocyokale oo ah dil gudaha ama dibeddaguriga. Dhammaan ciqaabta jireed iyomaskaxeed ee carruta waa sharci-darrowaxaana lagu soo oogayaa dacwaddembiilyaasha. Si xoog leh ayay u tahaymamnuuc faraxumaynta galmada ee loogaysanaayo caruurta waxayna dembiyadanoocaas ah keenayaan xabsi waqtidheer leh.Waa soo farogashan kartaa AdeeggaBarwaaqosiinta Caruurta haddii aydareensan tahay inuu cunugga ku jirrohalis. Waxaad la soo socodsiin kartaaAdeegga Barwaaqosiinta Caruurtahaddii aad ogtahay in cunug ku jirrohalis. Caadi ahaan waxay saraakiishabarwaaqaynta caruurta siiyaan waaliddiintatusaalooyin ay kula socon karaancaruurtooda. Ka akhriso wax inta kabadan Cutubka 4aad.HubkaWaa sharci-darro in la qaato qoryo,mindiyo ama hub kasto oo kale, xitaahaddii ay ujeeddada tahay in layskudifaaco. Waxaa isla sidaas lagu dhaqayaaqoryaha, daran-dooriga u dhaco,qalabka caruurta ku ciyaarto, qoryahahawada leh iyo waxyaabaha kale oo uekaan karo qoryaha. Waa mamnuuc inla gato ama la iibsado hub haddii aanlaga haysan fasaxa gaar ah maamuladaNorway.34

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!