13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Norway la dhoowr. Waxay sharciyadaqayaxayaan waajibaadka qof kasto eedeggan Norway. Maxkamaha keliyaayaa leh awoodda lagu ciqaabaayodadka. Waxaana lagu magacaabaanidaamka sharciga.Xuriyadda hadalkaWaxay xuriyadda hadalka muhiim utahay demoqaradiyadda. Waxuu micnahaxuriyadda hadalka yahay in qofnaloo cadaadin karin waxuu sheegaayoama ku fikiraayo. Waxuu qof kasto xaqu lee-yahay inuu sheego aaraadiisa kusaabsan xaaladaha bulshada.Waxaa ka jiraan Norway in ka badanhal boqol oo wargaysyo ah, sidaasi ookalena waxaa jirro qanaaddada telefishankaiyo radiyaha. Waxay saxafiyiinkahad iyo jeer cambaareeyaan xukuumadda,hay’adaha danta guud iyo dadkaawoodda ku leh Norway. Warbaahintamadax banaan waxay muhiim u tahaydemoqaradiyadda.Xuriyadda diintaIn kasto oo ay Kiniisadda ay tahayKiniisadda rasmiga ka ah Norway,waxuu qof kasto xaq u lee-yahay inuuisticmaalo diintiisa. Waxuu micnahaxuriyadda diimeed yahay xitaa xaqqaah inuu qofna aaminin diinta. Waxaydiinta ku lee-dahay raad yar noloshasiyaasadeed iyo tan bulshadeed eeNorway. Waxay dad badan u hay-22staan inay diinta tahay arrin gaar u ahqofka.Sinaanta iyo xuquuqdaloo siman yahayMa laga oggolo Norway in qof lootakooro sababta ah lab iyo dhiddig,jinsiga, diinta ama dhinaca galmada.Dumarka iyo ragga waa isku mid waanain laga siiyaa xuquuq simaan dhammaanqaybaha bulshada.Micnaha sinaanta labka iyo dhiddigawaa in dumarka iyo ragga ay ku lee-yahiinisku fursado, xuquuq iyo waajibaadguriga, goobta shaqo, siyaasadda iyomeel kasto oo ay lee-dahay bulshada.Barwaaqaynta dowladdaWaxay dowladda Norwejiyaanka sugaysaain qofna u silcin ama uusan wayninwaxbarasho, daawayn, dhar uu xirtoama guri. habka sidaan ah waxaa lagumagacaabaa barwaaqaynta dowladda.Waxay maamulada deegaanka iyoxukuumadda dhexe u qoondhaynayaanlacag dugsiyada, isbitaalada, dhisiddawaddooyinka, hawlgabka, adeegyadabulshada iyo danaha kale. Waxay lacagtaka timaadaa canshhurta tooskaah iyo tan ay bixiyaan dadka deggandalka. Mar kasto oo wax gadanaysid,qayb ka mid ah inta aad bixisay waxaaloo gudbinayaa dowladda. Waxay kaleay dowladda ka heshaa lacag soo-saarkasalidda iyo waxqabadyada ay sameeyaanmaharadaha kale. Waxay dowladdaNorwejiyaanka lee-dahay shirkadobadan oo muhiim ah.CanshuurtaWaxuu qof kasto ee joogo Norway kabixiyaa canshuur waxa soo galo. Dadkaay soo galaan wax aad u badan waxaybixiyaan canshuurta ugu badan, sidookale kuwa ay soo galaan wax aad uyar waxay bixiyaan canshuurta uguyar. Waxay soo ururinta canshuurtaawood u siinaysaa xukuumadda inaynagu siiyaan adeegyada kala duwan eebarwaaqaynta. Tusaale ahaan, xaruntasoo-dhowaynta magangalyo-doonka eeaad ku nooshahay, dugsiga ay caruurtaadatagaan iyo isbitaalka aad kaheshid daawaynta oo dhammaantoodlaga bixiyo canshuurta uu qof kasto kabixiyo Norway.Sababta oo ah In lagu bixiyo canshuurtaadeegyada danta-guud oo qof kasto kafaa’iidaysanaayo, waxaa muhiim ah inqof kasto ay soo gasho lacag ku biiriyaqaybtiisa isaga oo bixinaayo canshuurta.Haddii aadan bixin canshuurta lagugulee-yahay, waa lagu ganaaxayaa, waalaguu xiraayaa ama waxaad bixinaysaaqiimaha canshuurta oo ciqaab ah.Si aad uga heshid shaqo Norway waainaad haysataa lambarka aqoonsigaee shakhsiga ah ama fasaxa shaqada

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!