13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

aan Adeegga Barwaaqo-siinta Cunugga.Waxaad waydiisa hawlwadeenada xaruntasoo-dhowaynta haddii aad qabtidwax su’aalo ah ee ku saabsan AdeeggaBarwaaqo-siinta Cunugga.Nolosha qooyskaDadka joogo Norway waxay la noolaankaraan qofkii doonayaan markii ay kawayn yahiin 18 jir. Waxay dad badannool yahiin keligood. Dadka qaarkiiswaa waaliddiin keligood ah, waxay qaarla nool yahiin lamaanaha ay isku yahiinisku galmo, inta kuwa kalena ay la noolyahiin saaxibo. Waad guursan kartaaama waxaad iskaga diiwaan gelin kartiinmaamulada sida lamaanayaal- amaisla noolaan kartaan keliya. Lamaanay-For more information:www.krisesenter.comwww.skatteetaten.nowww.bufdir.no24aasha qaniisyada ah ee Norway waxay uwada noolaan karaan iyaga oo si-diiwaangelin ama si lamaanayaal diiwaangashan.GuurkaSi ay isu guursadaan nin iyo naagwaa inay ahaadaan 18 jir.. Waxuu qofkasto xaq u lee-yaha inuu xusho qofkauu guursanaayo. Qof kasto oo joogoNorway ma lagu khasbi karo ama malagu cadaadin karo inuu guursado,mana loo diri karo caruurta inay ku sooguursadaan dal uu guurka khasab yahay.Haddii uu guurka ahaa mid ku dhacaycadaadis, markaa ma la oggolaan doonoinay qooyska isu yimaadaan. Waxaakale oo looga dhawaaqi karaa Norwayinuu guurkaasi khasabka ah waxba kajirin. Waxaa la furayaa dacwadda ahin muddo aan ka dambayn lix biloodka dib la baabi’yo guurka khasabka ahmarkii uu dhaqan galay.Waa ka dembi Norwayn in la guursadohal qof ka badan. Waa dembi ciqaab lehhaddii aad horay u guurasatey oo aanguurkii hore la soo baabi’inin.FuriinkaWaxay rag iyo dumar labaduba xaq ulee-yahiin inay is-furaan. Haddii uumidkood uusan sii doonayn in laysa siiqabo, isaga/iyada waa inay si caadi ahmarka koowaad u soo waydiisataa in lakala joogo (waqtiga sugitaanka ka horintuusan furiinka dhammaan). Markiiay lamaanayaasha ay kala joogeenugu yaraan hal sano, dhinac ayaa soowaydiisan karo furiinka. Ma wadanoolaan karaan lamaanayaasha waqtigakala joogista. Haddii ay lamaanayaashawada noolaayeen ugu yaraan labo sanadood,waxay dhinacyada soo waydiisankaraan furiin iyada oo lagu xisabtaminwaqtiga kala joogista. Haddii ay lamaanayaashais furaayo ay isu lee-yahiincaruur, waa inay tagaan fadhiyadatalosiinta ee qooyska ka hor inta aysansoo coodsan furiinka.Ma aha suurto gal inay maxkamaddaamar ku soo saarto baabi’inta guurkaiyada oosan jirin waqtiga kala joogistahaddii midkood oo dhinaca kale ugaystay xumaan ama isku dayay inuudilo, ama ku handado dagaal iyo faroxumayn.DagaalkaMa laga oggolo Norwy in loo gaystodagaal iyo handadaad oo lid ku ahxubnaha qooyska. Ka akhriso waxyaabodheeri ah ee ku saabsan Cutubka 5aad.Waxaa jiraan inay dalka ku baahsanyahiin 50 hooy oo loogu talogalaydagaalada guriga ka dhacaan. Waxayhooy aqbalaan dumarka iyo caruurtaoo jir ahaan la soo waxyeeleeyay oonadareensan handadaadyo. Ma u baahnidinaad soo waydiisato gabood ama aad lasoo xiriirtid mid ka mid ah hoyga.

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!