13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Xaaladaha waxyeelo ku yeelankaraan sida loo qabanaayocoodsigaada magangalyada1. DembigaHaddii aad jebisid sharciga ee Norwayinta aad tahay Magangalyo-doon, waxay<strong>UDI</strong> wax uga qabanaysaa coodsigaadasi degdeg ah. Haddii la soo diido coodsigaada,waxaa laguu dhoofinayaa si degdegah. Waxaad kala kulmaysaa dhib siaad soo geshid taariikh dambe Norwayiyo qaar ka mid ah dalal Yurub.Fasaxyada shaqadaku meelgaarkaWaxay dadka ka soo coodsanaayomagangalyo Norway la siin karaa,markii ay jiraan xaalado qaarkood,fasaxa shaqada oo ku meel gaarah inta ay sugayaan in laga gaarogo’aan. Waa inay jiraan xaaladoka hor inta lagu siin fasaxa shaqadainta aad ka sugaysid go’aanka.Waydii hawlwadeenada xaruntasoo-dhowaynta faahfaahinadadheeriga ah.Waxii warar dheeri ah:www.udi.nowww.noas.orgwww.une.no2. Wararka dheeriga ah ee aan labixin intii lagu jiray waraysigaHaddii, ka dib waraysigaaga, aaddareemaysid inaad haysid warardheeri ah oo u noqon karaanmuhiim coodsigaaga magangalyada,waa inaad si degdeg ah ugusoo sheegtaa <strong>UDI</strong>. Waxaad xaqiyo waajib u lee-dahay inaad u soosheegtid wararka muhiimka ah sidegdeg ah. Kala hadal hawlwadeenadaxarunta soo-dhowayntahaddii ay jirto wax shaki ah.

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!