29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Sida loo dalbado

Dalbadayaashu waxay qabsan karaan garyaqaan (iyagoo doorbidaaya khibrad u leh

hawlaha dhibaateyn qoys 4 ) inay maxkamadda u smeystaan dalab toos ah. Haddii

garyaqaan la qabsado qaali ayey noqon doontaa in kiiska maxkamad la hor keeno haddii

uusan codsadu u qalmin maalgelinta dawladda.

Ma jiraan wax xaddidaad ah oo ku saabsan inaad qof ahaan u dalbatid (ama qof kale adoo

u hadlaya) laakiin haddii uu dalbaduhu sameeyo sidan, waa in ay diyaar u yihiin inay

shaqsi ahaan buuxiyaan araajida loo baahan yahay iyo bayaano (statements), ayna ku

sharaxaan kiiskooda maxkamadda horteeda. Shaqaalaha maxkamadu way ku caawin

karaan iyagoo kuu sharaxaya nidaamyada maxkamadda, laakiin ma ay bixin karaan talo

sharci ah oo ku saleysay abaalmarinadda kiisaska keligood ah, ama ma bixin karaan talo

ku saabsan natiijida laga yaabo inay soo baxdo. Si kastaba ha ahaatee kaalmeyn iyo

warbixino dheeraad ah ayaa laga heli karaa ururo kaalmo oo iskaa wax u qabso ah

(iskood isu xilqaama) 5 sida ilaalada deeqda dumarka xaafadda ama adeegyada ay

bixiyaan kooxaha wax caawiya, kaalmeynta dhibanaha. Ururadani waxaa laga yaabaa

inay soo jeediyaan meelaha laga heli karo talo sharci ah laakiin sida badan iyaga naf

ahaan toodu ma bixiyaan talooyinkaas.

Maxay howshu igu qaadanysaa?

Waqtigan xaadirka ah qiimaha aad kaga helaysid maxkamadaha qaynuunka Sharciga

Qoyska waxaa weeye £40- wax lacag ah oo la bixinaayaa ma jirto haddii aad ka

sameysatid arjigaaga maxkamadaha denbiyada yar yar. Wixii araaji (forms) ah ee ku xiga

ee la sameeyo ee hoos imaanaaya xeerkani waa £40. Dalbadayaasha go’aansada inay

iskood isu-deberaan waa inay bixiyaan qiimahan markay dalabkooda soo gudbinaayaan.

Si kastaba ha ahaatee waxaa laga yaabaa in laga reebo ama laga dhimo qiimaha ay

bixinayaan- sida ku sharaxan qoraalka adeegyada maxkamadda EX160 A 6 , lacagaha

maxkamadaha waajib ma kugu tahay inaad bixiso?.

4 Ururka Resolution – waxay leeyihiin guddi ka kooban Looyarro Takhasus leh oo u aqoonsan xeerka

Xadgudubka Guriga. Waxaad baari kartaa boggooda internetka oo ah www.resolution.org.uk. Waxay

natiijooyinku muujin doonaan looyarrada ama tababbarteyaasha looyarnimada iyo kaaliyeyaasha sharciga

waxayna muujin doonaan in ay ka mid yihiin khuburiinta Resolution ee takhasus leh ama dhexdhexaadiyeyaasha

Resolution.

5 Bixiyaha kaste ee adeegga ee qof u gudbinaya adeeg kale waa in uu tixgeliyo baahiyihiisa gaarka ah

waana in uu bartilmaanto adeegyada takhasus leh markay suurogal tahay ee daboolaya baahiyaha gaarka

ah, sida adeegyada BME (Jinsiyadaha Madowga iyo kuwa Laga tira badan yahay).

6 (qoraal) http://www.hmcourts-service.gov.uk/HMCSCourtFinder/GetLeaflet.do?court_leaflets_id=172 /

(codsi) http://www.hmcourts-service.gov.uk/HMCSCourtFinder/GetForm.do?court_forms_id=168

10

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!